Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Tuulo ka tirsan Wajeer oo 41 sano ka dib yeelatay guddoomiye xaafadeed...

DHAGEYSO:Tuulo ka tirsan Wajeer oo 41 sano ka dib yeelatay guddoomiye xaafadeed cusub

Tuulada Dilmaanyaleey ee deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa yeelatay guddomiye xaafadeed cusub ka dib markii guddoomiyihii xilkan hayay muddo 41 sano u wilkiisa ku wareejiyay
Maxamad Cabdi Cabdullaahi oo muddada dheer xilka hayay ayaa waxaa u warramay wariyaheen Mowliid Maxamad Shuuriye

Dhanka kale Wiilkiisa oo lagu magacaabo Cabdikariim Maxamad Cabdi islamarkaana loo caleema saaray guddoomiye xaafadeedka Dilmaanyaale iyo ku xigeenkiisa Siyaad Maxamad Muxumad ayaa labaduba inoo warameyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments