Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Munaasabad duco ah oo Ijara loogu qabtay senatarkii Gariisa oo geeriyooday

DHAGEYSO:Munaasabad duco ah oo Ijara loogu qabtay senatarkii Gariisa oo geeriyooday

Mas’uuliyiin badan , culimaa’udiin, odayaal iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa maanta isugu tagtay deegaanka Ijara ee ismaamulka Garissa iyadoona halkaas Alle bari loogu qabtay Eebe ha u naxariistee senetarkii Garissa oo dhawaan geeriyooday Maxamad Yuusuf Xaaji.
Waxaa halkaas ku sugan wariyaheen Maxamad Mooge isagoona qadka teleefoonka dhawaan ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments