Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dhimashada ka dhalatay cudurka COVID-19 ee Afrika oo kor u dhaaftay 100,000

Dhimashada ka dhalatay cudurka COVID-19 ee Afrika oo kor u dhaaftay 100,000

Gudaha qaaradda Afrika ayaa ilaa iyo hadda laga xaqiijiyay dhimasho uu sababay cudurka COVID-19 oo ah in ka badan 100,000.
Isku duwaha barnaamijyada tallaalka ee hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO xafiiskeeda Afrika, Richard Mihigo ayaa sheegay in kiisaska caabuqa ee sii kordhay ay culeys dheeraad ah ku keeneen dowladaha qaaradda.
Waxaa uu mas’uulkan intaa ku daray in ay jiraan wadamo agabka bukaanka ka caawiyo neef-qaadashada uu gaabad yahay tani oo saameyn aan wanaagsaneyn ku yeelan karto maareynta xaaladaha cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments