Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DAAWO:Bannaanbax ka socda Muqdisho Iyo rasaas la maqlayo

DAAWO:Bannaanbax ka socda Muqdisho Iyo rasaas la maqlayo

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weerar toos ah ku qaaday murashaxiin ay kamid yihiin Xasan Cali Khayre iyo Cabbdiraxmaan Cabdishakuur oo banaanbax salmi ah ku marayay wadadda Airportka Muqdisho kuwaas oo kusoo waajahnaa KM4.
Ciidanka ilaalada ka hayay Musharaxiinta iyo banaanbaxayaasha ayaa waxaa dhexmaray iska horimaad xooggan.
Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan banaanbaxa joojin doonin tan iyo inta laga helaayo doorashada lagu wada qanacsan yahay.
Xaalad adag ayaa ka taagan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in shaqadii garoonka ay joogsatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments