Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xaaladaha corona ee Mexico oo kor u dhaafay 2 milyan

Xaaladaha corona ee Mexico oo kor u dhaafay 2 milyan

Tirada guud ee xaaladaha caabuqa corona ee dalka Mexico ayaa ah in ka badan 2 milyan ka dib markii galinkii dambe ee shalay wadankaas laga xaqiijiyay kiisas cusub oo dhan 8,683 .
Wasaaradda caafimaadka ee Mexico ayaa laga soo xigtay in tirada guud ee xaaladaha ay hadda tahay 2 milyan, afar kun , shan boqol toddobaatan iyo shan.
Sidoo kale waxaa dalka Mexico laga diiwaangeliyay dhimasho dheeraad oo ah 1,329 waxayna hadda dhimashada guud tahay 175,986 .
Dowladda dalkaas ayaa sheegtay in tirada dhabta ee dadka uu ku dhacay fayraska corona ay suuragal tahay inay ka sarreyso tirada kiisaska ee xaqiijiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments