Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Saddex qof oo daabacayay shahaadooyin been abuur oo gacanta lagu dhigay

Saddex qof oo daabacayay shahaadooyin been abuur oo gacanta lagu dhigay

Saraakiisha waaxda dambi baarista ee dalka ee DCI-da oo u fadhigoodu yahay magaalda Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu ayaa gacanta ku dhigay saddex qof eedeysanayaal ah.
Shakhsiyaadkan ayaa lala xiriirinaya in ay sameeyaan shahaadooyin been abuur ah .
Waaxda DCI-da ayaa dhanka kale barteeda rasmiga ee Twitter-ka ku sheegtay in gacanta ku dhigeen dokumeentiyada kala ah shahaadooyinka cadeynta booliska, Karka aqoonsiga qaran iyo dokumentiyo kale oo been abuur ah oo ay eedeysanayaashasi sameenayeen .
Eedeysanayaasha ayaa magacyadooda lagu kala sheegay George Kiplagat, Alex Kibet iyo Washington Omondi .
Dhallinyaro badan ayaa soo codsadeen dokumentiyadani ka dib markii waaxda adeega booliska iyo dhigeeda difaaca dalka ay shaaciyeen fursadooyin shaqo oo cusub .
Shuruudooyinka shaqooyinkani ku xiran ayaa waxaa ka mid ah shahaadooyinka cadeynta booliska iyo kaarka aqoonsiga qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments