Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maanta oo dalka iyo dunida kale laga xusaya maalinka raadiyaha

Maanta oo dalka iyo dunida kale laga xusaya maalinka raadiyaha

Maanta dunida iyo dalka waxaa laga xusayaa maalinta raadiyaha adduunka, waana maalin sida ay sheegayso hay’adda qaramada midoobey ee tacliinta iyo hiddaha ee UNESCO loo asteeyay in la maamuuso raadiyaha.
Maalinta raadiyaha waxaa la qabtaa sanadkiiba mar, qaramada midoobey oo maalintan u asteeysay ama ugu talo gashay in la dhiirigeliyo ahmiyadda raadiyaha
Xuska sanadkan ayaa hal ku dhig waxaa u ah in raadiyuhu uu noqdo mid sare u qaado wada-noolaansho nabdoon.
Dhanka kale guddiga qaran ee isdhexgalka iyo mideynta shacabka ee NCIC ayaa sheegay in raadiyaha uu kaalin weyn ka qaatay la tacaalidda hadallada naceybka ku saleysan.
Waxaa uu guddigu sheegay in raadiyaha uu noqday madal fursad siisay aragtiyo isku dheeli tiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments