Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xubnaha guddiga miisaaniyadda ee baarlamaanka oo la ansaxiyay

Xubnaha guddiga miisaaniyadda ee baarlamaanka oo la ansaxiyay

Golaha qaran ee xeer dejinta ayaa ansaxiyay magacyada xubno loo soo xushay inay ku biiraan guddiga arrimaha miisaaniyadda ee baarlamaanka.
Guddigan ayaa ka kooban 27 xubnood waxayna waajibaadka loo igmaday gudan doonaan ilaa iyo inta uu ka dhammaanaya muddo xileedka baarlamaanka dalka.
Xildhibaanka laga soo doortay bariga deegaanka Suna ee ismaamulka Migori Junet Maxamad ayaa horay u diiday liiska la soo gudbiyay.
Waxaa uu ku doodayay in aynan ka dhex muuqan isku dheeli tirnaan dhanka matalaadda ah in kastoo ugu dambeyn la isku raacay oo la meel mariyay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments