Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Laamaha ammaanka oo burburiyay xashiish qiimihiisu yahay 27 milyan

Laamaha ammaanka oo burburiyay xashiish qiimihiisu yahay 27 milyan

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa sheegtay in saraakiisha qaabilsan la dagaalanka maandooriyaha , kuwo ka mid ah booliska maamulka ee AP-da iyo taliyaha saldhigga booliska ee magaalada Naivasha ay sameyeen howlgal lagu burburiyay xashiish la beeray oo qiimihiisu yahay 27 milyan oo shilin.
Waxaa gacanta lagu dhigay 14 qof oo eedeysanayaal ah oo ganacsigan lala xiriirinayo.
DCI ayaa sheegtay in shakhsiyaadkan la qabtay ka dib xog laga helay shacabka oo soo wacay nambarka 0800 722 203 ee loogu tala galay in lagu soo gudbiyo warbixinnada ku saabsan falal dambiyeedyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments