Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xisbiga mucaaradka ee Waddani oo eedaymo u jeediyay xukuumadda Soomaaliland

DHAGEYSO:Xisbiga mucaaradka ee Waddani oo eedaymo u jeediyay xukuumadda Soomaaliland

Xisbiga Waddani ee Mucaaradka Soomaaliland ayaa Xukuumadda Ku Dhaliilay In layrar bulshada Berbera loogu talagalay dad gaar ah la siiyay oo ay Ganacsi ahaan u isticmaaleen.
Xoghayaha arrimaha Bulshada ee Xisbiga Waddani oo warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay qaymaha Korontada oo uu sheegay inay aad u sarayso iyo eedaymaha uu Wasaaradda Tamarta ee Soomaaliland uu u jeedinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments