Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Ciidanka dowladda iyo Shabaab oo ku dagaalamay duleedka Muqdisho

Ciidanka dowladda iyo Shabaab oo ku dagaalamay duleedka Muqdisho

Wararka ka imaanaya deegaanka Tareedisho ee duleedka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo dagaalameyaasha Al-Shabaab.
Dagaalkaan ayay wararku sheegayaan inuu bilowday kadib markii Xubno ka tirsan Dagaalameyaasha Al-Shabaab ay Weerar ku qaadeen deegaanka Tereedisho oo ay Fariisin ku leeyihiin Ciidamada Amaanka Soomaaliya.
Ciidanka dowladda ayaa ku sugan halka lagu dagaalamay waxayna saaka aagaasi ka wadaan howlgalo amni Xaqiijin ah sida ay wararku sheegayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments