Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Nin xaaskiisa afar sano ka hor gacanta ka jaray oo 30 sano...

Nin xaaskiisa afar sano ka hor gacanta ka jaray oo 30 sano xabsi lagu xukumay

Maxkamad ku taala ismaamulka Machakos ayaa ku xukuntay muddo 30 sano ah oo xabsi ah nin lagu magacaabo Stephen Ngila kadib markii uu gacanta ka jaray xaaskiisa sanadkii 2016-kii.
Eedeysanaha ayaa ka soo hormuuqday garsooraha maxkamadda sare Machakos Brenda Bartoo oo xukunka riday.
Haweneyda uu ninkeeda dhaawaca u geystay ayaa sidoo kale waxa u dhaawac culus uu ka soo gaaray madaxa.
Waxaa ay sheegtay inuu ka xumaaday in muddo laba sano ay is qabeyn aynan carruur u dhalin.
Waxaa u haystaa muddo 14 cisho ah oo uu xukunkan racfaan kaga qaadan karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments