Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 2 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay wadada Eldoret – Webuye

2 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay wadada Eldoret – Webuye

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada labo qof halka mid kale uu dhaawac culus soo gaaray ka dib shil laga soo tabiyay wadada xiriirisa magaalooyinka Eldoret iyo Webuye.
Shilka oo u dhexeyay baabuur iyo cagaf-cagaf ayaa ka dhacay isgoyska Maili Tisa.
Qofka dhaawacmay ayaa lagu daaweynayaa isbitaalka weyn ee Moi .
Taliyaha saldhigga booliska ee galbeedka Eldoret ,Edward Masibo ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in baabuurka ku dhacay taraktada uu ahaa mid si gaar ah loo leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments