Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ku baaqay in laga heshiiyo iskudhacyada saameeyay xuduudda...

DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ku baaqay in laga heshiiyo iskudhacyada saameeyay xuduudda xoolo dhaqatada

Guddoomiyaha golaha qaran ee suuq gaynta xoolaha nool kana mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari Dubat Cali Camey ayaa bulshada ku nool xuduudda ismaamullada Garissa-Wajeer iyo Isiolo ku boorriyay in ay ka wada hadlaan oo heshiis ka gaaraan dagaallada soo noqnoqday.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in cid kasta gaar ahaan waxgaradka iyo culimada laga doonayo in ay billaabaan wada-hadallo nabadeed oo dhibaatooyinka mararka qaar dhaco lagu soo afjarayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments