Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kumanaan qof oo hoy la’aan ku noqday ismaamulka Kisumu

DHAGEYSO:Kumanaan qof oo hoy la’aan ku noqday ismaamulka Kisumu

Kumanaan kun oo qof oo ku nool Kisbos oo ku taala magaalada Kisumu ayaa xalay banaanka seexday ka dib markii guriyahooda laga burburiyay.
Waaxda tareenada dalka ayaa lagu eedeeyay inay burburisay guriyaha .
Guriyaha la burburiyay waxa ka mid ah Masaajid ay muslimiinta halkaas ku nool ku cibaadaysanayeen .
Dadkii ay arrintaan saamaysay ayaa sheegay in dowladda aysan fursad xitaa siin iyagoona baaq diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments