Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Qaramada midoobay oo dalbatay in la siidaayo madaxii Myanmar

Qaramada midoobay oo dalbatay in la siidaayo madaxii Myanmar

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa soo saaray dalabaad ah in la siidaayo hoggaamiyihii wadanka Myanmar ee Isniintii la xiray Aung San Suu Kyi iyo mas’uuliyiinta kale.
Haweeneydan iyo saraakiil kale ayaa la qabtay ka dib markii ciidamada difaaca ee wadankaas ay talada qaab afgembi ah kula waregeen.
Madaxweynaha Maraykanka Mr. Joe Biden ayaa militariga Myanmar u sheegay in laga doonayo inuu talada dib ugu celiyo maamulkii jiray si uunan u muteysan in cunaqabateyn lagu soo rogo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments