Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulka degmada Kaaraan oo soo saaray amar la xiriira nadaafadda

DHAGEYSO:Maamulka degmada Kaaraan oo soo saaray amar la xiriira nadaafadda

Maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ee dalka Soomaaliya ayaa amray dadweynaha in aan qashin la dhigin waddooyinka degmada oo la ilaaliyo nadaafadda iyo bilicda degmada.
Mas’uuliyiinta degmada ayaa shacabka ku boorriyay inay dowladda kala shaqeyaan oo ayna mas’uuliyad shakhsiyeed iska saaraan arrimaha nadaafadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments