Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Qaramada midoobay oo sheegtay in 20,000 oo qaxooti ah lagu la’yahay gobolka...

Qaramada midoobay oo sheegtay in 20,000 oo qaxooti ah lagu la’yahay gobolka Tigray

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegtay in ilaa 20,000 oo ah qaxooti ku noolaa xerooyin ku yaalla gobolka waqooyi ee Tigray ee dalka Itoobiya aan meel lagu sheegi karin.
Bishii 11-aad ee sanadkii hore ayay ahayd markii xerooyinkan lagu burburiyay dagaal u dhexeyay ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF.
Qaxootigan ayaa u badan haween dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Itoobiya dariska la ah ee Eritrea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments