Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo guday galay ololaha BBi hal maalin un ka dib...

DHAGEYSO:Raila Odinga oo guday galay ololaha BBi hal maalin un ka dib markii IEBC xaqiijisay saxiixyada

Madaxa xisbiga ODM, Raila Odinga ayaa hal maalin un ka dib markii guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC uu xaqiijiyay ilaa 1.14 milyan oo saxiixyo ah , guda galay inuu sii wado ololaha uu kenyaanka uga dhaadhicinayo in ay taageeraan qorshaha sharci beddelka ee BBI.
Raila Odinga ayaa xilli uu dhawaan ku sugnaa xaafadda Githurai ee ismaamulka Nairobi ka hadlay qaar ka mid ah faa’iidooyinka dhallinyarada iyo haweenka ay ka dhaxlayaan BBI hadii hannaankan lagu guulaysto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments