Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo joojiyay dhaqdhaqaaqyada dhulalka la xiriira

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo joojiyay dhaqdhaqaaqyada dhulalka la xiriira

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish ayaa soo saaray Wareegto la ogaysiiyay dhamaan Qaybaha iyo waaxyaha dhulalka ku shaqada leh oo lagu Joojiyey dhaqdhaqaaqyada dhulalka ka dib Cabasho Ka timid bulshada ku nool Caasimadda Muqdisho.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Warbaahinta u akhriyay wareegtada maamulka gobolka ka soo baxday wuxuuna sheegay in baaritaano dhab ah lagu samaynayo cabashooyinka dhanka dhulalka ah ee Maamulka soo gaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments