Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ciidamada Uganda oo ka tagay guriga Bobi Wine

Ciidamada Uganda oo ka tagay guriga Bobi Wine

Wararka naga soo gaaraya dalka Uganda ayaa sheegaya in ugu dambeyn la soo afjaray xabsi guri uu tan iyo 14-kii bishan ku jiray Bobi Wine oo xilka madaxtinimo kula tartamay Yoweri Museveni.
Ciidamada hooygiisa ilaalinayay ayaa halkaas isaga tagay sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee Reuters ka dib amar shalay ka soo baxay maxkamadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments