Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:40 arday ah oo hooy la’aan ku noqday Embu

DHAGEYSO:40 arday ah oo hooy la’aan ku noqday Embu

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Embu ayaa sheegaya in xalay uu dab saameeyay mid ka mid ah goobaha ay seexdaan ardayda dhigta dugsiga sare ee wiilasha ee Kirimari.
Dhacdadan ayaa sababtay in 40 arday ay hooy la’aan noqdaan.
Ilaa iyo hadda ma cadda waxa sababay dabkaas oo la soo tabiyay xilli ardayda ay qaadanayeen casharro dheeraad ah in kastoo ay baaritaano socdaan.
Saraakiisha ammaanka ee ismaamulka Embu oo uu hor kacaya taliyaha booliska Samuel Gitau ayaa sheegay inuunan jirin arday ku dhintay ama ku dhaawacmay dabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments