Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 16 ka mid ah kallumeysatada Vietnam oo lagu xiray Malaysia

16 ka mid ah kallumeysatada Vietnam oo lagu xiray Malaysia

Ciidamada ilaalada badaha ee dalka Malaysia ayaa gacanta ku dhigay 16 qof oo kallumeysato ah oo u dhashay wadanka Vietnam.
Shakhsiyaadkan oo isticmaalayay labo doomood ayaa lagu eedeyay inay ku xadgudbeen biyaha Malaysia iyagoo aan wax oggolaansho ah haysan.
Wakaaladda wararka ee Bernama oo soo xigatay maamulka maareynta badaha ee (MMEA) ayaa ku warramaysa in kallumeysatada laga soo qabtay xeebaha gobolka Terengganu.
Agaasimaha maamulkan Maxamad Suffi Maxamad Ramli ayaa sheegay in dadka la qabtay ay da’doodu u dhexeyso 18 ilaa 62 sano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments