Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Hooyo daruufaysan oo carruur agoon ah korsata oo bulshada caawimaad ka codsatay

DHAGEYSO:Hooyo daruufaysan oo carruur agoon ah korsata oo bulshada caawimaad ka codsatay

Samsam Cali Xuseen waa hooyo haysata sida ay noo sheegtay 6 carruur oo agoon ah kuna daruufaysan degmada Daarfuur ee ismaamulka Wajeer.
Waxay maanta noogu timid xarunta idaacadda ee Nairobi iyadoo xustay inay safar u soo gashay si ay bulshada ugu bandhigto daruufaha nololeed ee haysta.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayay u warrantay

Waxaan sidoo kale xaaladdeeda noololeed wax ka weydiinay Shiindees Siyaad Cabdi oo xog-ogaal u ah

Cidii dooneysa inay caawiso fadlan kala xiriir:0740448451

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments