Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Hong Kong oo xayiraad saareysa tobanaan kun oo qof

Hong Kong oo xayiraad saareysa tobanaan kun oo qof

Maamulka ka arrimiyo Hong Kong ayaa xayiraad dhanka isku socodka ah ku soo rogaya tobanaan kun oo shacab ah.
Tallaabadan ayaa looga gol-leeyahay xakameynta faafidda caabuqa corona.
Wargeyska South China Morning Post ayaa ku warramaya in tallaabadan ay tahay midii ugu horreysay ee la qaadaya tan iyo markii Hong Kong uu saameeyay COVID-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments