Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:KUPPET oo beenisay inay macallimiin kala wareegtay KNUT

DHAGEYSO:KUPPET oo beenisay inay macallimiin kala wareegtay KNUT

Guddoomiyaha ururka macallimiinta ee KUPPET Omboko Milemba ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymo uga yimid dhanka dalladda kale ee KNUT.
Waxaa uu sheegay inaynan sax ahayn in qaar ka mid ah macallimiintii ka tirsanaa KNUT ay ku biireen KUPPET.
Mas’uulkan ayaa carrabka ku adkeeyay in xeerarka u degsan aynan u oggolayn in macallin urur kale xubin ka ah ay la soo wareegaan oo ay ururkooda ka diiwaangeliyaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments