Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Khasaaraha ka dhashay dhulgariirkii Indonesia oo sii kordhay

Khasaaraha ka dhashay dhulgariirkii Indonesia oo sii kordhay

Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay jasiirada Sulawesi ee dalka Indonesia.
Dhimashada ayaa hadda ah ugu yaraan 73.
In ka badan 820 qof ayaa ku dhaawacmay musiibadaas halka ugu yaraan 27,800 qof ay ku barakaceen sida laga soo xigtay afhayeenka waaxda Indonesia u qaabilsan maareynta musiibooyinka, Raditya Jati.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments