Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta DFS oo sheegay in qaar ka mid ah shakhsiyaadkii saxiixay...

DHAGEYSO:Wasiirka warfaafinta DFS oo sheegay in qaar ka mid ah shakhsiyaadkii saxiixay heshiiska doorashada ay haddana ka baxeen

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa sheegay in Dowladda dhexe ee Somaaliyeed dadaal walba ay muujisay si qof walba oo Muwaadin ah uu kaga qayb galo arrimaha doorashada ee hadda Socda Xukuumadduna ay ka go’aan tahay inay Doorashadaas wakhtigeeda ku qabato ayna noqoto mid lagu wada Qanacsan yahay.
Wasiirka ayaa sheegay in si dalka Soomaaliya uu hormar u gaaro ay waajib tahay in qofkasta uu ka qayb qaato hormarka wadanka iyo dhismaha dowladnimada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments