Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Imaaraadka oo laga xaqiijiyay in ka badan 2,404 oo ah xaaladaha cusub...

Imaaraadka oo laga xaqiijiyay in ka badan 2,404 oo ah xaaladaha cusub ee COVID-19

Waxaa dalka isku tagga imaaraadka carabta laga diiwaangeliyay xaalado cusub oo coronavirus oo ah 2,404.
24-kii saacadood ee ugu dambeeyay waxaa cudurka halkaas kaga caafimaaday 2,252 qof.
Sidoo kale 3 dhimasho oo dheeraad ah ayaa la soo tabiyay.
Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 ee UAE-da ayaa hadda ah 232,982 , bogsashada guud waxay tahay 208,366 halka dhimashadu ay gaartay 711 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments