Wednesday, June 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xildhibaanada Kenya oo ku jahwareersan isticmaalka qalabka casriga ah ee …..

Published on August 8, 2012 by   ·   No Comments

08.Aug.2012:-  Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxa uu jahwareer ka haystaa qaabkii loo adeegsan lahaa qalabka casriga ah ee ku xiran aqalka cusub ee ay xildhibaanada shalay u waregeen.

Mudanayaasha ayaa hada laga doonayaa in marka ay rabaan in ay ka qayb qaataan dooda baarlamaanka in ay taabtaan qalabka casriga ah si ay ugu sheegaan gudoomiyaha baarlamaanka in ay doonayaan in ay hadlaan .

Hasa yeshee qaar badan oo ka mid ah xilidhibaanada ayaa si qalad ah u garaacaya badhamadaasi taasi oo abuurtay jaha wareer.

Ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka Faarax macalin ayaa ka codsaday xildhibaanada in ay u fahmaan qalabkani si dhaqsa ah si uusan hakad ugu imaan howlaha baarlamaanka .

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa u soo wareegay maalintii shalay Aqalkan cusub ee baarlamaanka ee sida casriga ah loo qalabeeyay .

Afhayeenka baarlamanka ayaa hada makarafoonka ka jari kara xildhibaan kasta oo ku hadla wax ka baxsan sharciga.

Local News

KNUT Offices

Dowlada oo maclimiinta ka dalbatay in ay waqti ay siiyaan .

June 19, 2013
Dowlada ayaa ugu baaqday ururada maclimiinta dalka in ay waqti kufilan ay siiyaan dowlada oo dalabkooda ay ugajawaabto. Wasiirka ...
barlam kenya

Xubnaha sanatarada dalka oo dalbanaya in dowlada ay isbitaalo ka hirgaliso countiya.

June 19, 2013
Aqalka Sanatarada ee dalka ayaa waxa ay doonayaan in ay dowlada isbataalada siwacan u qalabaysan ay kadhisto  countiwaliba ...
JUBILEE

Isbahaysiga Jubilee oo lagu wado in ay maAnta shaaciayan musharaxa uga qayb galaya doorashada Makweeni.

June 19, 2013
Isbahaysiga JUbilee ayaa lagu wadaa in maanta ay shaaca ka qaadaan musharaxa uga qayb gali doona doorashada ku ...
solar-laptop-charger

ururka qaran ee waalidiinta oo ka soo horjeedsaday mashruuca lap topka ardada la siinayo.

June 19, 2013
Ururka ay ku bahoobeen waalidiinta dalka ayaa si wayn uga soo horjeedsaday mashruuca dowlada Jubilee ay ku doonayso ...
mandera

Dadka countiga mandera oo loogu baaqay in hubka sharci darada ay iska soo wareejiyaan .

June 18, 2013
Dowlada Kenya  ayaa ugu baaqday dadka ku dhaqan countiga Mandera ee gobolka wuqooyi bari in dadka haysta hubka ...
kenya troops somlia-story-top

Qarax Ciidamada Kenya lagula eegtay Kismaayo {Sawirro}

June 18, 2013
Qarax xooggan ayaa xaafadda V-afmadow ee magaalada Kismaayo lagula eegtay gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ...
kenya and nigeria

Dowladaha Kenya iyo Nigeria oo ka wada hadlaya siidaynta saraakiil Kenyan ah.

June 18, 2013
Dowladaha Kenya iyo Nigeria  ayaa waxa u socda wada hadalo ku aadan sidii ay dowlada Naajeeriya u soo ...
Raila..

Waaxad kayd haynta dalka oo dalbanaya kordhinta gunada dhanka safarada ee Raila .

June 18, 2013
Waaxda kayd haynta qaran ee dalka ayaa waxa ay ka dalbaday baarlamaanka in ay ansixiyaan kordhinta lacagta gunada ...
Aggrey-Adoli

Booliiska oo ka warbixiyay laba nin oo looga shakiyay argagixiso oo shalay ay mombasa ee ku toogteen.

June 18, 2013
Booliiska magaalada Mombasa ayaa waxa ay faahfaahin ka bixiyeen 2 nin oo looga shakiyay in ay argagixiso ahaayeen ...
KNUT Offices

Maclimiinta dalka oo shaqa joojin ku hanjabay iyo dowlada isku dayaysa in ay ka hortagto.

June 18, 2013
Ururka ay ku bahooben maclimiinta dalka ayaa waxa ay ku gacan sayreen baaqii dowlada ee ahaa in ay ...
oyun oyna