Wednesday, May 22nd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Waaxda taraafikada Kenya oo soo saaray tiradii ku dhimatay shilalka wadooyinka sanadkaan.

Published on August 20, 2012 by   ·   No Comments

20.Aug.2012:-  Waaxda taraafikada Wadooyinka ee dalka Kenya ayaa qaylo dhaan ka soo saartay tirada aadka u saraysa ee ku dhimatay shilalka wadooyinka sanadkaan.

Abaanduulaha ciidamada taraafikada dalka Benson Kibui ayaa shaaca ka qaaday in 2,000 oo qof ay shilal ka dhacay wadooyink Kenya ay u geeriyoodeen sanadkaan oo kali ah.

Dadkani ayaa inta badan waxay ku dhinteen shilalka gawaarida dadwaynaha oo wadooyinka ka dhaca kuwaasi oo u muuqda inuu sii kordhayo.

Mr Benson  ayaa  farta ku fiiqay in tiradani ay yartahay marka la  barbar dhigo sanadii aanu soo dhaafnay oo tirada shilalka wadooyinka ku dhintay ay ahayd 3,322 ruux.

Abaanduulaha ciidamada taraafikada Wadooyinka dalka Kenya ayaa ku nuuxnuuxsaday in ay rajaynayaan in ay si aad ah hoos ugu dhacaan tirada shilalka ee dalka ka dhaca .

Waxaa sidoo kale si aad ah u saraysa tirada dadka wadooyinka lugaynaya ee ay gawaarida jiirayaan sida ay waaxda taraafikada dalka shegeen.

Benson Kibui Abaanduulaha ciidamada taraafikada dalka ayaa waxuu ku tilmaamay in shilalka inta badan wadooyinka dalka ka dhaca ay ku yimaadaan shuruucda wadooyinka oo la baal maro.

Sikastaba shilalka ka dhaca wadooyinka dalka Kenya ayaa lagu tilmaamay in ay yihiin mid ka mid kuwa caalamka ugu sareeya ayada oo ay dad badan ku naf waayaan .

Readers Comments (0)




Local News

TJRC+px

Warbixinta TJRC oo lagu xusay saraakiil Sarsare o dowlada ka tirsan

May 22, 2013
 Saraakiil sarsare oo dowlada ka tirsan ayaa ka mid ahaa boqolaal kenyan ah oo warbixinta ay u gudbiyeen ...
aptops

Hirgalinta barnaamijka laptopyada la siinayo ardayda oo qarash badan u baahan .

May 22, 2013
Dowlada ayaa sheegtay in meesha lagu gaaro bisha November in ay diyaar noqonayaan qaar ka mid ah computaradii ...
barack

Obama oo dalalka uu booqanayo qaaradan afrika aysan ku jirin kenya

May 21, 2013
Dowlada maraykankan ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka go'ntahay iskaashiga ay la leeday dowlada dalkani kenya iyo ...
CORD

Isbahasiga CORD oo la wareegay Hogaanka gudiyada maalgashiga iyo islaxisaabtamida dowldda.

May 21, 2013
Isbahaysiga Mucaardka ee CORD ayaa maanta  waxaa ay la wareegeen hogaanka  gudiyada barlamaaniga ee maalgashiga iyo kan isla ...
download

Dowladda oo balanqaaday in ay Taageeri doonto wax soo saarka beeralayda.

May 21, 2013
Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto waxyaabaha ay dhoofiyaan beerlayda sidii ay ...
kenya_mandera

Kulan nabada looga hadlayay oo ka dhacay mandhera

May 21, 2013
falal amni daro ah  oo ay dad badan ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen ayaa maalmihii aynu ...
ke-pol

Gudiga adeega Booliiska oo soo jeediyay hindisa mushaarka loogu kordhinayo askarta Booliiska.

May 21, 2013
  Booliiska dalka ayaa mushaar wanaagsan qaadan doona hadii hindisa cusub oo loo bandhigay gudiag mushaaradka iyo gunooyiinka ay ...
kenyaparliamentseattwo

Gudiga dhaqan galinta dastuurka oo ka digay in xildhibaanada ay mushaarka kordhistaan .

May 21, 2013
  gudiga adeega pooliiska ayaa waxa ay iyagu dalbanayaan in pooliiska la siiyo mushaar la mid ah midka militiriga ...
kenya_wajir_map

Shacabka Deegaanka wajeer oo loogu baaqay in ay la shaqeeyaan maamulka Deegaanka wajeer .

May 21, 2013
  Gavanaaga countiga Wajeer Axmed cabdulaahi ayaa ugu baaqay shacabka countigaasi in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi ...
National-Assembly-building-of-Kenya

Hogaamiyaasha Gudiyada Barlamaaniga oo la doortay.

May 20, 2013
  Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille. Gudiyada ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna