Sunday, May 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Raisul wasaaraha Kenya oo meesha ka saaray in dagaal diimeed uu ka dhici karo dalka Kenya .

Published on August 11, 2012 by   ·   No Comments

11.Aug.2012;-  Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa u xaqiijiyay beesha caalamka in kenya uusan ka dhici doonin rabshado diimeed u dhaxeeya dadwaynaha kala diimaha ah ee dalka ku dhaqan.

Raila  Odinga ayaa waxa uu sheegay in weeraradii argagixiso ee dhawaan ka dhacay dalkani Kenya gaar ahaan kuwii kaniisadaha aysan dhalin doonin dagaal diimeed dhex mara dadka kala aaminsan diimaha kala duwan  .

Raisul wasaare Odinga ayaa waxa uu sheegay in taa badalkeeda weeraradii dhawaan lagu qaaday kaniisadaha Garissa ay sii xoojiyeen xiriirka u dhaxeeya muslimiinta iyo masiixiyiinta  dalkani Kenya .

Raisul wasaare Raila odinga ayaa dhanka kale carabka ku adkeeyay in Kenya aysan qatar ugu jirin in gacanta ay u gasho dad asal raac ah .

Mr odinag ayaa beesha caalamka ugu baaqay in ay diirada saaraan sidii xasilooni iyo kala danbeeyn looga dhalin lahaa dalka soomaaliya ee ay Kenya dariska yihiin .

Raila Odinga ayaa waxa uu farta ku fiiqay in soomaaliya iminka hormar wanaagsan uu ka jiro loona baahanyahay in la xaqiijiyo ka mira dhalinta nabada soomaaliya .

Raisul wasaaraha dalka Kenya ayaa hadaladaan jeediyay xili uu kulan kula qaatay magaalada London  Xoghayaha arimaha dibada ee dowlada Biriten  Mr William Hague .

PDF Creator    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

kenya_wajir_map203

xaalada magaalda wajr oo kacsan ka dib dilkii xalay ka dhcay magaalada

May 19, 2013
  xaalada magaalada wajir ayaa waxa eey  saakay tahay mid qasan ka dib markii dibadbaxayaal ka careysan dilkii xalay ...
Uhuru Kenyatta speaking

Madaxwayne Kenyatta oo meesha ka saaray kordhinta mushaaraadka xildhibanada .

May 19, 2013
  Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu meesha ka saaray suura galnimada in mushaarka loo kordhiyo xildhibaanada baarlamaanka xiligan ...
KENYA-DEFENCE

Booliska dagmada wajeer oo bilaabay baaritaanka sargaal xalay halkaasi lagu dilay .

May 19, 2013
  Xaalada dagmada Wajeer ayaa dagan saakay ka dib markii xalay halkaasi lagu dilay saargaal sare oo ka tirsan ...
kenya adn tanzania flag

Kenya iyo Tanzania oo si wadajir ah howlgal ammaan uga fuliyay xuduuda ka dhaxaysa

May 18, 2013
  Kenya iyo Tansaaniya ayaa   si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlgal ammaan kadib markii laba todobaad ka hor ...
supreme_court

Garsoore sare oo ka tirsan maxkamada sare oo shaqadiisii hakad la galiyay.

May 18, 2013
  Gudiga adeega Garsoorka ee loo soo gaabiyo JSC ayaa hakad galiyay howlihiisa garsoore sare oo ka tirsan maxkamada ...
narok

Shil gaari oo qasaare geestay oo ka dhacay Narok

May 18, 2013
  Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay mid kalena waa uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay ...
uhru

Madaxweyne Uhuru kenyatta oo la kulmay dhamaan gudoomiyayaasha Deegaanada Dalka

May 18, 2013
  Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa la kulmay dhamaan gudmooyiyaasha Countiyada 47 Counti wadanka. Kulanka oo ka dhacay State houseka ayaa ...
wajir women

Haweenka tuulooyinka Wajeer oo dhibaatooyin ka cabanaya

May 18, 2013
  Haweenka ku dhaqan tooliyinka countiga wajeer ayaa waxa haysta dhibaatooyin kala dowan oo ay cabasho ka muujiyeen. Wariyaha Starfm ...
DJ 3

kenya oo doonaysa in la kordhiyo tirada AMISOM

May 17, 2013
  Dowlada dalkani kenya ayaa doonaysa in la kordhiyo tirada ciidamada nababad ilaalinta Midowga afrika Amisom ee ka howlgala ...
Attorney-General-Githu-Muiga

Xeer ilaaliyaha guud oo sheegay in baaritaankii lagu sameeyay rabshadihii tana Riiva dhawaan la soo bandhigi doono.

May 17, 2013
  Xeer ilaaliyaha guud ee dalka ayaa sheegay in warbixinti baaritaankii lagu samayay isku  dhacyadii Tana Riiva oo ay ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna