Jack Rodwell oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester City
Published on August 13, 2012 by Sacdiya Garabey · No Comments
13.Aug.2012;- Xidig yaraha xulka England una ciyaari jiray kooxda Everton Jack Rodwell ayaa si toos ah ugu biiray kooxda Man City Kana Mid Noqday Xidigaha Kooxda Sky Blue.
Jack Rodwell ayaa Noqday ciyaar yahankii ugu horeeyey ee sanadka ku biira kooxda man city taas oo Macalin Manciny oo hada u yahay xidigiisii ugu horeeyey ee uu ka soo jilaabtay suuqa kala iibsiga sanadkan.
Rodwell ayaa ka soo dagay magaalada Manchester si uu ugu biiro kooxda Man city oo mudo ku raadjoogtay xidigan oo ahaa xidighii ugu khatar sanaa ee kooxda Everto ee ka dhisan garoonka Godison Park.
Jack ayaa qalinka ugu duugay kooxdiisa cusub heshiis gaaraya ilaa sanadka 2017 oo uu kaga sii mid ahaanayo kooxda Man City,waxa uuna xiran doonaa Numberka 17.
May 22, 2013
Saraakiil sarsare oo dowlada ka tirsan ayaa ka mid ahaa boqolaal kenyan ah oo warbixinta ay u gudbiyeen ...
May 22, 2013
Dowlada ayaa sheegtay in meesha lagu gaaro bisha November in ay diyaar noqonayaan qaar ka mid ah computaradii ...
May 21, 2013
Dowlada maraykankan ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka go'ntahay iskaashiga ay la leeday dowlada dalkani kenya iyo ...
May 21, 2013
Isbahaysiga Mucaardka ee CORD ayaa maanta waxaa ay la wareegeen hogaanka gudiyada barlamaaniga ee maalgashiga iyo kan isla ...
May 21, 2013
Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto waxyaabaha ay dhoofiyaan beerlayda sidii ay ...
May 21, 2013
falal amni daro ah oo ay dad badan ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen ayaa maalmihii aynu ...
May 21, 2013
Booliiska dalka ayaa mushaar wanaagsan qaadan doona hadii hindisa cusub oo loo bandhigay gudiag mushaaradka iyo gunooyiinka ay ...
May 21, 2013
gudiga adeega pooliiska ayaa waxa ay iyagu dalbanayaan in pooliiska la siiyo mushaar la mid ah midka militiriga ...
May 21, 2013
Gavanaaga countiga Wajeer Axmed cabdulaahi ayaa ugu baaqay shacabka countigaasi in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi ...
May 20, 2013
Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille.
Gudiyada ...
May 18, 2013
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
May 18, 2013
Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
May 18, 2013
Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona .
Andres ...
HEESTA MAANTA
VIDEO