Sunday, May 26th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Inta Badan Magacyada liiska ka mid noqonaya Xildhibaanada Soomaaliya oo la shaaciyay

Published on August 18, 2012 by   ·   No Comments

18.Aug.2012;-  Gudiga Farsamada ee ku howlan soo xulida Mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya ka mid noqonaya ayaa soo bandhigay liiska inta badan magacyada xildhibaanada Soomaaliya ay yeelanayso.

Gudoomiyaha gudiga qaran oo waraysi siiyay raadiyaha qaranka soomaaliya ayaa cadeeyay in ay haatan ku guulaysteen in ay soo bandhigaan Magacyada 202 mudane inta harsana ay dhawaan soo dhamaystirayaan.

Magacyada liiska 202 xildhibaan ee haatan lasoo gudbiyay ayaa waxaa ku jira dhawr magac oo kali ah kuwaasi oo ah dadka sida wayn loo garanayo,waxaana saaxada iska waayay dad ay ku jireen qaar ka mid ah xubnihii ugu afka dheeraa golihii baarlamaankii hore iyo hogaamiye kooxeedyadii xili hore ee Soomaaliya.

Liiska magacyada 202-da ah ee lasoo gudbiyay oo loo qaybiyay hanaan beeleed ayaa ahaa sidaan:

BEESHA SHANAAD

1. Bashiir Maxamed Jaamac

2. Biibi Khaliif Maxamed

3. Burci Maxamed Xamza

4. C/raxmaan Cabdi Cusmaan

5. C/weli Ibraahim Sheekh Muudey

6. Caadil Sheegow Sagaar

7. Cabdinaasir M.Cali

8. Faarax Sheekh C/qaadir maxamed

9. Fahmo Axmed Nuur

10. Ibraahiim Saalax Dayfullah

11. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi

12. Khadiija Maxamed Diiriye

13. Maxamed Axmed Keynan

14. Maxamed Cumar Dhalxa

15. Maxamed Maxamuud Xeyd

16. Maxamuud Maxamed Jimcaale

17. Mustafa Maxamed Cabdullahi

18. Shariif Maxamed Siidi

19. Shariif Maxamed Xasan

20. Xasan Ibraahim maxamed

21. Xuseen Maxamed Muuse

22. Yuusuf Maxamed Ismaaciil

23. Yuusuf Xeyle Jimcaale

DIGIL MIRIFLE

24. Aadan Ibrahim Dhaayow

25. Aadan Sheekh Maxamed

26. Aweys C/lahi Ibrahiim

27. Axmed Mayow Cabdulle

28. C/laahi Cabdi Garuun

29. Cabdi Macalin Aden

30. CabdiKaafi Macalin Xasan

31. Cali Aadan Xuseen

32. Cali Sheekh Maxamed Nuur

33. Cusman Libax Ibrahim

34. Cusman Mukhtar Maxamed

35. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax

36. Dr. Muumino Sh. Cumar2

37. Dr.Khaalid Cumar Cali

38. Eng Maxamud Maxamed Bonow

39. Fadumo Nuur Maxamed

40. Fowziya Maxamed Sheekh

41. Ibrahim Cali Cumar

42. Ibrahim Isaakh Yarow

43. Isaaq Maxamed Cali(Riino)

44. Isaaq Maxamed Maxamuud

45. Isgow Derow Isaq

46. Khaliif Sh. C/laahi

47. Luul Cabdi  Aadan

48. Maryan Macalin Isaaq

49. Maxamed Cabdi Cali

50. Maxamed Cali Xuseen

51. Maxamed Cusman Jawaari

52. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf

53. Maxamed Mursal Borow

54. Maxamed Rashiid Maxamed

55. Maxamud Macalin Yaxye

56. Maxamuud Cabdi Xuseen

57. Mayow Mustaf Xasan

58. Mohamed Nuuraani Bakar

59. Muna Ibrahim Abiikar

60. Mustaf Mukhtar Gudow

61. Nuur Cali Aadan

62. Saalim Aliyow Ibrow

63. Samaan Maxamed Sheekh

64. Sayid Cali Cabdulkadir Macalin

65. Sh. Shaacir Sh. Maxamed

66. Sharif Maxamed Cabdalle

67. Sharif Xasan Sh Aden

68. Xabiibo Maxamed Kheyr

69. Xasan Macalin Xuseen

70. Xuseen Cismaan Xuseen

71. Xuseen Maxamud Sh Xuseen

72. Yacquub Cali Maxamed

DAAROOD

73. A/weli Maxamed Cali Gaas

74. Abdi Barre Yusuf Jibril

75. Abdi Mohamed Ali

76. Abdirisak Osman Hassan

77. Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif

78. Abdulahi Bile Nor

79. Abdulahi Haji Dayib3

80. Abdulaziz Abdulahi Mohamed

81. Ahmed Ismail Mohamed

82. Ali Ahmed Mohamed

83. Axmed Aabi Aadan

84. Bare Ugas Geedi

85. C/laahi Maxamed Ciise

86. C/raxman Xoosh Jibriil

87. C/waxid Cabdullahi Jama

88. Cabdi Cabdulaahi Maxamed

89. Dahir Haji Gelle Farah

90. Da’ud Abdikarim Sh. Omar

91. Dr. Abdulkadir Abdi Hashi

92. Hamza Sh. Husen

93. Hassan Abshir Farah

94. Isse Mohamed Ahmed

95. Mahdi Ali Osman

96. Maxamud Axmed Maxamud

97. Maxamed C/lahi Xasan

98. Maxamed Iidle Geedi

99. Mohamed Abdi Yusuf

100. Mohamed Ahmed Kulan

101. Mohamed Ismail Shuriye

102. Mohamed Sh. Aden Hirale

103. Mohamud Hayir Ibrahim

104. Muse Ahmed Ismail

105. Muse Hassan Abdulle

106. Prof. Mohamed Abdi Mohamed

107. Sacdiya Careys Ciise

108. Saciid Abdulahi Mohamed

109. Sadiiq Abdikariim Maxamed

110. Sahra Jama Ali

111. Siyaad Maxauud Shire

112. Xuseen Khalif Jama

DIR

113. Aamino Cumar Jaamac

114. Abdulaahi  Hussein Ali

115. Abdulaahi Cisman Ducaale

116. Abdulahi  Abyan Nuur

117. Abdulahi Cumar Abshir Cumar

118. Ahmed Dhimbil Roble

119. Axmed Aadan Axmed

120. Axmed Aadan C/raxman

121. Busharo Cabdi Diriye4

122. C/lahi Cisman Ducale

123. C/lle Xaaji Cali Axmed

124. C/naasir Gaarane Mohamed

125. C/qaadir Sh. Cali Ibrahim

126. C/qafaar Mohamed Oomar

127. C/raxman Maxamud Caateye

128. C/risaaq Daahir Maxamud

129. C/xakiim Ciise Guuled

130. Caashakoos Maxamuud Cumar

131. Cabdalle Boss Axmed

132. Cabdi Xaashi C/llahi

133. Cabdirahman Ahmed Suge

134. Cabdullahi Qayad Barre

135. Cadar Abdi warsame Isaaq

136. Cali Xasan Guyow

137. Cisman Cilmi Boqare

138. Dr Siciid Mohamed Ali

139. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur

140. Duniya Maxamed Cali

141. Faaduma Xasan Cali

142. Faduma Odowa Rageh

143. Faysal Cumar Guuleed

144. Gen Siciid Xasan Geedi

145. Ismaciil Xassan Jaamac

146. Jamaal Xasan Ismaaciil

147. Khadar Biixi Caalin

148. Khadra Ahmed Ibrahim

149. Mahad Cabdalle Cawad

150. Mahad Mohamed Ducaale

151. Maxamed Axmed Gurxan

152. Maxamed C/laahi Kaamil

153. Maxamed Cabdi Xayir

154. Maxamed Cali Xagaa

155. Maxamed Xasan Aadan

156. Prof Ahmed Ismail Samatar

157. Ridwan Hirsi Mohamed

158. Sahro C/qadir C/raxman

159. Saynab Maxamed Caamir

160. Xiis Hassan Aadan

161. Xiis Muuse Cawl Cali

162. Xuseen Arab Esse Xayd

163. Xuseen Cabdisalaan

164. Yusuf Dirir Abdi

165. Zakariye Xuseen Aare5

HAWIYE

166. A/qadir Cosoble Ali

167. A/raxman Ibrahim Ali

168. Abdirahman Kulmiye Hirsi

169. Abdisamad Maxamud Xasan

170. Abdulkadir Mohamed Aden

171. Abdullahi Jama Hussein

172. Amina Mohamed Abdi

173. Bashiir Addow Alassow

174. C/laahi Goodax Barre

175. C/laahi Maxamed Adan

176. C/qadir Sheekh Xanafi

177. Caasha Xaaji Cilmi

178. Cabdi Axmed Dhuxulow

179. Cabdisataar Sh. C/salaam Sh Xasan Barsame

180. Cali Nuur Xuseen Cali

181. Cali Yuusuf Cusman

182. Ciise Wehelie Maalin

183. Cismaan Maxamed Cabdi

184. Cumar Islow Maxamed Abukar

185. Cusman Xaaji Cali

186. Daahir Aamin Jeesow

187. Daahir Xasan Cabdi

188. Mahad Maxamed Salaad

189. Maxamed Abukar Islow

190. Maxamed C/laahi Xasan

191. Maxamed Hasan Ibrahim

192. Maxamed Maxamud  Guure

193. Mohamed Ahmed Nur

194. Mustafa Sh. Cali Dhuxulow

195. Nadifo Maxamed Osman

196. Nuur Iidow Beyle

197. Qaali Axmed Diiriye

198. Sacdiyo Cumar Sheegow

199. Samira Xasan Cabdulle

200. Shuriye Mumin Afrax

201. Xasan Macalin Maxamed

202. Yuusuf Geele Ugaas

Mudanayaashaan cusub ayaa kulankooda ugu horeeyay yeelanaya maalinka Isniinta Soo aadan ahdiieebe idmo,kolkaasi oo la dhaarinayo,waxayna kadib dooranayaan ruuxa ugu da’da wayn si uu u gudoomiyo kulanka ay kusoo dooranayaan Gudoomiye baarlamaan oo dalka soomaaliya yeesho.

 

Readers Comments (0)




Local News

Ruto and Mahama

Kenya oo ka codsatay Madaxweynaha Ghana inuu hormuud u noqdo Dadaalka ku aadan Soomaaliya

May 25, 2013
Dowlada Kenya ayaa olole xoogan ugu jirta wadamada Midowga Afrika inay ku taageeraan qorshaha xasilinta dalka Soomaaliya. Madaxweyne kuxigeenka ...
au

Ururka Midowga Africa oo Xusaya 50 Guuradiisa

May 25, 2013
Maanta waxey ku beegantahay konton guurada ururka Midnimada Africa ee  horey loo oran jiray OAU, ururkaasi oo ay ...
icca_logo

Hogaamiyaasha Midowga Afrika oo maanta cod u qaadaya codsi ah in Maxkamada ICC-da ay dib kenya uga celiso kiisaska shaqsiyaadka kenyaanka ah

May 25, 2013
Hogaamiyaasha Midowga Afrika ee ku sugan ADIs ABABA ayaa manata cod u qaaday codsi ku aadan in kiisaska ...
david kimayo GARISA

David Kimayo: cadaalada ayaan horkeeni doonaa Kooxaha ka dambeeya Amni darada Gobolka waqooyi Barri.

May 24, 2013
Taliyaha Guud ee Booliska David Kimayo ayaa waxaa uu sheegay in ay Hormar ka gaareen sugida amaniga dalka ...
kenya-shield

Kenya oo Raadinaysa caawimaada Midowga afrika sidii loo soo afjari lahaa Kiisaska maxkamada ICC-da.

May 24, 2013
Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya  ,si ay wadamadaas ...
iebc

Gudiga Doorshada iyo xuduudaha oo ku dhawaaqay xiliga ay dhacayso doorshada ku celiska ah ee countiga Mkwani.

May 24, 2013
Doorashada ku celiska ah ee kursiga Sanadka ee Countiga Makuweni ayaa la shaaciyay in ay dhici doono Bisha ...
kenya flag

Dowlada kenya oo u ololaynaysa sidi qaxootiga soomaalida dalkoodii hooyo loogu celin lahaa.

May 24, 2013
Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb ...
International Criminal Court

Dowlada Kenya oo QM ka codsatay soo afjarida kiisa maxkamada ICCda

May 24, 2013
Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku ...
img0

Malaariyada iyo burukiitada oo la sheegay in Kenya fara ba’an ku hayaan

May 24, 2013
Cudurada malaariya iyo Niimooniyada amaba burukiitada ayaa la sheegay ay yihiin cudurada dadka ugu badan ay u dhintaan ...
kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna