Monday, May 20th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dad qaxooti Soomaaliya ah oo lagu dilay xerada Qaxootiga ee Kakuma.

Published on August 8, 2012 by   ·   No Comments

08.Aug.2012;-  Hal ruux ayaa ku geeriyooday laba kalena way dhaawacmeen kadib markii kooxo burcad ah ay weerareen xerada qaxootiga ee Kakuma ee ka tirsan Countiga Turkana ee galbeedka  Kenya.

Weerarkani ayaa ka dhacay habeenimadii Isniinta hoy ay daganaayeen dad Soomaali ah oo qaxooti ku ah xerada Kakuma kadib markii koox looga shakisanyahay inay burcad ahaayeen jabsadeen gurigaasi.

Ku xigeenka Madax Policeka ee galbeedka Turkana David Nyabuto ayaa sheegay in koox hubaysan oo ka koobnaa afar ruux isla markaasina watay qoryaha AK 47 ay weerarkaasi ku fuliyeen guriga iyadoo halkaasi uu dhaawac halis ah ka soo gaaray laba nin oo kamid ahaa dadkii guriga daganaa.

Mr David ayaa intaasi ku daray in labadii nin ee dhaawaca uu soo gaaray loola cararay cusbitalka Hay’ada IRC ee Xerada Kakuma si halkaasi loogu daweeyo.

Ku xigeenka Madaxa Police-ka ayaa intaasi ku daray in ninkii labaad ee isna uu dhaawac soo gaaray goor danbe laga soo saaray cusbitalka kaasi oo ay xaaladiisu wanaagsanayd.

PDF Download    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

ms amina

Ms Amina Wasiirka arimaha dibada Dalka oo la dhaariyay

May 20, 2013
  Wasiirada arimaha dibada ee dalka Amina Max’ed ayaa loo dhaariyay jagada wasiirka arimaha dibada ee dowladda Kenya. Ms Amina ...
uhuru 1

Madaxwayne Kenyatta oo digniin u diray burcada danbiyada gaysata

May 20, 2013
  Madaxwayne  Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dowlada ay wax waliba oo karaankeeda ah samayn doonto si loola dagaalamo ...
ruto

Dowlada : safarkii Madaxwayne ku xigeenka qarash badan kuma bixin

May 20, 2013
  Dowlada ayaa beenisay in safarka uu madxwayna ku xigeenka ku marayo qaar ka mid ah wadamaada africa ay ...
raila

Raila Odinga: Shaqo kama doonayo dowlada Jubilee.

May 20, 2013
Ra`iisul wasaarihii hore ee dalka Raila odinga ayaa waxa uu sheegay in uusan wax shaqa ah ka doonayn ...
kenya_wajir_map203

xaalada magaalda wajr oo kacsan ka dib dilkii xalay ka dhcay magaalada

May 19, 2013
  xaalada magaalada wajir ayaa waxa eey  saakay tahay mid qasan ka dib markii dibadbaxayaal ka careysan dilkii xalay ...
Uhuru Kenyatta speaking

Madaxwayne Kenyatta oo meesha ka saaray kordhinta mushaaraadka xildhibanada .

May 19, 2013
  Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu meesha ka saaray suura galnimada in mushaarka loo kordhiyo xildhibaanada baarlamaanka xiligan ...
KENYA-DEFENCE

Booliska dagmada wajeer oo bilaabay baaritaanka sargaal xalay halkaasi lagu dilay .

May 19, 2013
  Xaalada dagmada Wajeer ayaa dagan saakay ka dib markii xalay halkaasi lagu dilay saargaal sare oo ka tirsan ...
kenya adn tanzania flag

Kenya iyo Tanzania oo si wadajir ah howlgal ammaan uga fuliyay xuduuda ka dhaxaysa

May 18, 2013
  Kenya iyo Tansaaniya ayaa   si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlgal ammaan kadib markii laba todobaad ka hor ...
supreme_court

Garsoore sare oo ka tirsan maxkamada sare oo shaqadiisii hakad la galiyay.

May 18, 2013
  Gudiga adeega Garsoorka ee loo soo gaabiyo JSC ayaa hakad galiyay howlihiisa garsoore sare oo ka tirsan maxkamada ...
narok

Shil gaari oo qasaare geestay oo ka dhacay Narok

May 18, 2013
  Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay mid kalena waa uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna