Askar Boolis Kenyan ah oo ku dhintay Bam gacmeed lagu tuuray.
Published on August 28, 2012 by Sacdiya Garabey · 1 Comment
28.Aug.2012:- Laba ka tirsan ciidamada Booliska ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kadib markii koox dhalinyara ah oo samaynayay banaan bax looga soo horjeedo dilkii sheekh Aboud Rogo ay bam gacmeed ku tuureen Ciidamada Booliska Deegaanka Kisauni ee Magaalada Mombasa.
Warka ayaa intaasi raacinaya in 16 kale ay ku dhaawacmeen bamkaasi kuwaasi oo loola cararay isbitaalka ,waxaana ay tani qayb ka tahay isku dhacyadii ugu dambeeyay.
Warar kale ayaa sheegaya in qaar kamid ah dibad baxayaasha ay dab qabadsiiyeen kaniisada Bariga Afrika ee kisauni.
Booliska ayaa xir xiray 12 qof oo kamid ahaa dadkii samaynayay banaanbaxa looga soo horjeedo dilka wadaadkaasi oo shalay lagu toogtay magaalada Mombasa.
May 20, 2013
Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille.
Gudiyada ...
May 20, 2013
Waxaa maanta Maxkamad la soo taagay 17 kamid ah dadka u dhaqdhaaqaqa kooxha bulshada Rayidka ah oo ka ...
May 20, 2013
banan baxan oo ahaa mid aad ubalaran ayna kasoo qebgalen bulshada kudhaqan xeradaas ayaa waxaa taagero loogu muujinayay ...
May 20, 2013
Howlaha lagu turxaan bixinayo ciidamada booliska ka dalka ayaa dalka ka bilaaban doona bisha June ee soo aadan ...
May 20, 2013
Wasiirada arimaha dibada ee dalka Amina Max’ed ayaa loo dhaariyay jagada wasiirka arimaha dibada ee dowladda Kenya.
Ms Amina ...
May 20, 2013
Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dowlada ay wax waliba oo karaankeeda ah samayn doonto si loola dagaalamo ...
May 20, 2013
Dowlada ayaa beenisay in safarka uu madxwayna ku xigeenka ku marayo qaar ka mid ah wadamaada africa ay ...
May 20, 2013
Ra`iisul wasaarihii hore ee dalka Raila odinga ayaa waxa uu sheegay in uusan wax shaqa ah ka doonayn ...
May 19, 2013
xaalada magaalada wajir ayaa waxa eey saakay tahay mid qasan ka dib markii dibadbaxayaal ka careysan dilkii xalay ...
May 19, 2013
Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu meesha ka saaray suura galnimada in mushaarka loo kordhiyo xildhibaanada baarlamaanka xiligan ...
May 18, 2013
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
May 18, 2013
Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
May 18, 2013
Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona .
Andres ...
HEESTA MAANTA
VIDEO
K.k.k.k.k.k.k.k.gormaa magacanagi cise lorogey wa arin layaaaableh gormay wajer south noqotay lagdera wamaxay burcada dadka damaysay xata xalay waxa wadada logalay gari boyad ahaa o biyo waday garigu wuxu ahaa GK.cid walba wey ledahay burcad cawlyahan kama adka rer wjr south e waxan kubaqaynaa nabad maxayelay dagaal wa waxa somalia halkas digay dadka kaimaday dinaca lagdera sideg deg ah haoga guraan xadka wjr south iyo lagdera waxa kalaqaybisa lagta dawladuna ma ahan mid hada dalatay e wey qangartay oy daaftay weliba marka in laysku qabqabsado wanasib daro nabadey nabadey nabadey colaad ninbaa kudinta e ninkuma dasho