Kalanso Musyoka oo wacad ku maray inuu la dagaalamayo Musuqa.
Published on July 12, 2012 by Sacdiya Garabey · No Comments
12.July.2012;- Madaxweyne ku xigeenka Dalka Kenya Kolonzo Musyoka ayaa waxaa wacad ku maray in hadii Madaxweyne loo doorto ay dowladiisu u dul qaadan doonin Musmaasuqa dalka .
Mr Musyoka ayaa seegay in hadii la doorto uu xilka ka qaadi lahaa shaqsi kasta oo musuq ku kaca islamarkaana uu tilaabo adag ka qaadayo.
Musyoko ayaa hoosta ka xariqay in waxyaabaha uu mudnaanta siinayo ay noqon doonto cirib tirka musuqa,Saboolnimada iyo shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka jirta.
Madaxwyne ku xigeenka Dalka Kenya oo ka mid ah Musharixiinta u hanqaltaagaysa tartanka doorashada soo aadan ayaa ka digay Olale kasta oo ku dhisan qaab qabiil.
Musyoka ayaa carabka ku adkeyay in uu sidoo kale ku dadaali doono dhaqan galinta Dastuurka cusub ee dalka.

June 18, 2013
Dowlada Kenya ayaa ugu baaqday dadka ku dhaqan countiga Mandera ee gobolka wuqooyi bari in dadka haysta hubka ...
June 18, 2013
Qarax xooggan ayaa xaafadda V-afmadow ee magaalada Kismaayo lagula eegtay gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ...
June 18, 2013
Dowladaha Kenya iyo Nigeria ayaa waxa u socda wada hadalo ku aadan sidii ay dowlada Naajeeriya u soo ...
June 18, 2013
Waaxda kayd haynta qaran ee dalka ayaa waxa ay ka dalbaday baarlamaanka in ay ansixiyaan kordhinta lacagta gunada ...
June 18, 2013
Booliiska magaalada Mombasa ayaa waxa ay faahfaahin ka bixiyeen 2 nin oo looga shakiyay in ay argagixiso ahaayeen ...
June 18, 2013
Ururka ay ku bahooben maclimiinta dalka ayaa waxa ay ku gacan sayreen baaqii dowlada ee ahaa in ay ...
June 18, 2013
Dab xalay ka kacay qayb ka mid ah xaafada suuq mugdi ee magaalada Garissa ayaa la sheegayaa in ...
June 17, 2013
Wararka ka imanaya magaalada Garissa ee xarunta gobolka wuqooyi ayaa sheegaya in suuqa wayn ee suuq mugdi uu ...
June 17, 2013
Dowlada dalka Kenya ayaa manta ka dalbatay wadamada Asia in ay gacan ka gaystaan sidii qaxootiga Soomaalida ah ...
June 17, 2013
Taliyaha guud ee pooliiska dalka ayaa manta magacaabay 47 abaanduuli ee hogaamin doona ciidamada AP e 47 county ...