Gudigii gacanta ku hayay baaristii shilkii diyaradeed ee ay ku dhinteen saraakiishii amniga Kenya oo dalbaday cadaymo.
Published on July 12, 2012 by Sacdiya Garabey · No Comments
12.July.2012:- Gudiga baaraya Sababtii dhalisay burburkii diyaradeed ee ay ku geeriyoodeen Wasiirkii Amniga Qaranka Prof George Saitoti, Ku xigeenkiisii Orwa ojode iyo 4 ruux oo kale, ayaa ka dalbaday cid waliba oo haysa macluumaad ku aadan burburkii diyaarada in ay gudiga hor timaado.
Garsooraha hugaaminaya gudigaani Kalpana Rawal ayaa sheegtay in Macluumaad waliba oo ay dadka soo gudbiyaan qaab baarid ah loo isticmaali doono.
Gudiga baaraya burburkii diyaarada Mas’uuliyiintu ku dhinteen ayaa horaan ugu yeeray qubara dhanka banbaanooyinka ah oo sambal ka qaaday burburka diyaarada.
Gudigaani oo ka kooban 13 xubnood ayaa baaraya sababta dhalisay burburka diyaarada ee ay ku geeriyoodeen Wasiirkii Amniga qaranka iyo ku xigeenkiisii .
10-kii bishii June ee aynu soo dhaafanay ayay aheed Markii diyaardaan Helacopterka ah isla markaana ay la socdeen Masuuliyiinta kula buburtay Kaynta Ngoog Mana cada ilaa iyo hada sababta dhalisay.
May 21, 2013
Booliiska dalka ayaa mushaar wanaagsan qaadan doona hadii hindisa cusub oo loo bandhigay gudiag mushaaradka iyo gunooyiinka ay ...
May 21, 2013
gudiga adeega pooliiska ayaa waxa ay iyagu dalbanayaan in pooliiska la siiyo mushaar la mid ah midka militiriga ...
May 21, 2013
Gavanaaga countiga Wajeer Axmed cabdulaahi ayaa ugu baaqay shacabka countigaasi in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi ...
May 20, 2013
Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille.
Gudiyada ...
May 20, 2013
Waxaa maanta Maxkamad la soo taagay 17 kamid ah dadka u dhaqdhaaqaqa kooxha bulshada Rayidka ah oo ka ...
May 20, 2013
banan baxan oo ahaa mid aad ubalaran ayna kasoo qebgalen bulshada kudhaqan xeradaas ayaa waxaa taagero loogu muujinayay ...
May 20, 2013
Howlaha lagu turxaan bixinayo ciidamada booliska ka dalka ayaa dalka ka bilaaban doona bisha June ee soo aadan ...
May 20, 2013
Wasiirada arimaha dibada ee dalka Amina Max’ed ayaa loo dhaariyay jagada wasiirka arimaha dibada ee dowladda Kenya.
Ms Amina ...
May 20, 2013
Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dowlada ay wax waliba oo karaankeeda ah samayn doonto si loola dagaalamo ...
May 20, 2013
Dowlada ayaa beenisay in safarka uu madxwayna ku xigeenka ku marayo qaar ka mid ah wadamaada africa ay ...
May 18, 2013
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
May 18, 2013
Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
May 18, 2013
Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona .
Andres ...
HEESTA MAANTA
VIDEO