Xoghayihii Hore ee Waxbarashada oo Dowlada ku eedeeyay dhibaatada lacag la’aanta iskuulada.
Published on June 18, 2012 by Sacdiya Garabey · No Comments
18.June.2012;- Dhibaatooyinka dhanka lacag la’aanta ee ku habsatay iskuulada dalka ayaa loo aaneeyay lacago haraadi ahaa oo aysan dowlada horay u bixin,taas oo siwayn u saamaysay dhanka Waxbarashada.
Xoghayihii hore ee joogtada ee waxbarashada James Ole Kiyiapi ayaa waxa uu sheegay in dowlada ay ku guul daraysatay bixinta lacago haraadi ahaa oo horay loogu lahaa taasi oo dhan balaayiin shiling ilaa dowlada ay lacagtaasi hore bixisana aan dhibaatada lacag la’aanta iskuulada laga gudbayn .
Mr Kiyiapi ayaa sidoo kale sheegay in dowlada ay horaan u badashay qaabkii ay lacagahani waxbarashada bilaashka ah ay ku bixin Jirtay taasi oo ahayd horaan sanadkii laba jeer.
Hadalka James Ole Kiyiapi Xoghayihii hore ee joogtada Wasaarada waxbarashada ayaa ku soo beegmaya xili iskuulada dowlada ay ka jiraan dhibaatooyiin dhanka lacagaha ah .
Iskuulada hoose dhexe iyo qaar kale oo ka mid ah kuwa sare ayaa ku dhaw in albaabada la isugu dhufto ka dib markii ay masuuliyiinta iskuulada ay sheegeen in aysan wali soo gaarin lacagihii iskuulada loogu tala galay .
Waaxda Kayd haynta ayaa horay u sheegtay in ay bixinayso 7 bilyan oo shiling oo ah lacagaha waxbarashada bilaashka ah ee iskuulada hasa yeeshee iskuulada ayaa sheegay in aysan wali lacagahaasi helin .

June 19, 2013
Madaxweynaha dalkani kenya Uhuru kenyatta ayaa waxaa uu amar ku bixiyay in gavanarada la siyo baasaboorada diblumaasiga.
Mr kenyatta ...
June 19, 2013
Madaxa ciidamada Kenya ee ilaalada xuduudaha, Patrick Ocheing ayaa ku tilmaamay arrintan mid sababi karta in shacabka Kenya ...
June 19, 2013
Golaha maxkamada dambiyada dagaalka aduunka ayaa maanta gudoomiyay in madaxweyne ku xigeenka dalakani kenya Wilyam Rutto in uu ...
June 19, 2013
Dowlada ayaa ugu baaqday ururada maclimiinta dalka in ay waqti kufilan ay siiyaan dowlada oo dalabkooda ay ugajawaabto.
Wasiirka ...
June 19, 2013
Aqalka Sanatarada ee dalka ayaa waxa ay doonayaan in ay dowlada isbataalada siwacan u qalabaysan ay kadhisto countiwaliba ...
June 19, 2013
Isbahaysiga JUbilee ayaa lagu wadaa in maanta ay shaaca ka qaadaan musharaxa uga qayb gali doona doorashada ku ...
June 19, 2013
Ururka ay ku bahoobeen waalidiinta dalka ayaa si wayn uga soo horjeedsaday mashruuca dowlada Jubilee ay ku doonayso ...
June 18, 2013
Dowlada Kenya ayaa ugu baaqday dadka ku dhaqan countiga Mandera ee gobolka wuqooyi bari in dadka haysta hubka ...
June 18, 2013
Qarax xooggan ayaa xaafadda V-afmadow ee magaalada Kismaayo lagula eegtay gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ...
June 18, 2013
Dowladaha Kenya iyo Nigeria ayaa waxa u socda wada hadalo ku aadan sidii ay dowlada Naajeeriya u soo ...