Wednesday, May 22nd, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasiirka Amniga qaranka iyo ku xigenkiisa oo maanta lagu wado in la magacaabo.

Published on June 18, 2012 by   ·   No Comments

18.June.2012:-  Madaxwayne Kibaki iyo Raisul Wasaare Raila Odinga ayaa maanta lagu wadaa in ay ku dhawaaqaan magacaabida wasiirka Amniag Gudaha iyo ku xigeenkiisa.

Arintani ayaa imaanaysa ka dib markii si rasmi ah loo aasay Wasiiradii Jagadasi haya oo dhawaan shil diyaaradeed ku geeriyooday kuwaasi oo kala ahaa Prof George Satoti  iyo Orwa Ojode.

Labadani Masuul oo ku geeriyooday shilkii diyaaradeed ee Dalka ka dhacay asbuuc ka hor gaar ahaan Kaynta  Ngong ayaa hayay xilal muhiim ah oo la xiriira Amniga Gudaha taasi oo ay dad badan ku taliyeen in ay tahay in dhaqso loo buuxiyo .

Jagooyiinkani ayaa lagu wadaa in la buuxiyo maanta ka hor inta uusan madaxwayne Kibaki u duulin dalka Brazil  halkaasi oo uu uga qayb galayo kulan caalami ah oo looga hadlayo hormarka oo ay soo abaabushay QM .

Geerida Saitoti iyo Ojode ayaa ku soo beegantay xili ay jiraan qataro badan oo dhanka amaanka ah gaar ahaan weerarada argagixisada,masuuliyiinta Cusub ee lagu wado in maanta la magacaabana waxaa horyaala shaqooyin aad u adag.

 

Readers Comments (0)




Local News

barack

Obama oo dalalka uu booqanayo qaaradan afrika aysan ku jirin kenya

May 21, 2013
Dowlada maraykankan ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka go'ntahay iskaashiga ay la leeday dowlada dalkani kenya iyo ...
CORD

Isbahasiga CORD oo la wareegay Hogaanka gudiyada maalgashiga iyo islaxisaabtamida dowldda.

May 21, 2013
Isbahaysiga Mucaardka ee CORD ayaa maanta  waxaa ay la wareegeen hogaanka  gudiyada barlamaaniga ee maalgashiga iyo kan isla ...
download

Dowladda oo balanqaaday in ay Taageeri doonto wax soo saarka beeralayda.

May 21, 2013
Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay taageeri doonto waxyaabaha ay dhoofiyaan beerlayda sidii ay ...
kenya_mandera

Kulan nabada looga hadlayay oo ka dhacay mandhera

May 21, 2013
falal amni daro ah  oo ay dad badan ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen ayaa maalmihii aynu ...
ke-pol

Gudiga adeega Booliiska oo soo jeediyay hindisa mushaarka loogu kordhinayo askarta Booliiska.

May 21, 2013
  Booliiska dalka ayaa mushaar wanaagsan qaadan doona hadii hindisa cusub oo loo bandhigay gudiag mushaaradka iyo gunooyiinka ay ...
kenyaparliamentseattwo

Gudiga dhaqan galinta dastuurka oo ka digay in xildhibaanada ay mushaarka kordhistaan .

May 21, 2013
  gudiga adeega pooliiska ayaa waxa ay iyagu dalbanayaan in pooliiska la siiyo mushaar la mid ah midka militiriga ...
kenya_wajir_map

Shacabka Deegaanka wajeer oo loogu baaqay in ay la shaqeeyaan maamulka Deegaanka wajeer .

May 21, 2013
  Gavanaaga countiga Wajeer Axmed cabdulaahi ayaa ugu baaqay shacabka countigaasi in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi ...
National-Assembly-building-of-Kenya

Hogaamiyaasha Gudiyada Barlamaaniga oo la doortay.

May 20, 2013
  Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille. Gudiyada ...
mps

Xubno ka tirsan Bulshada rayidka oo maanta maxkamad la soo taagay.

May 20, 2013
  Waxaa maanta Maxkamad la soo taagay 17 kamid ah dadka u dhaqdhaaqaqa kooxha  bulshada Rayidka ah oo ka ...
images18-225x145

Banaan bax lagu taageerayo Maamulka Jubbaland oo ka dhacay xerada Dhagaxlay.

May 20, 2013
  banan baxan oo ahaa mid aad ubalaran ayna kasoo qebgalen bulshada kudhaqan xeradaas  ayaa waxaa taagero loogu muujinayay ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna