Sunday, May 26th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Nasri oo xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Manchester City

Published on June 18, 2012 by   ·   No Comments

18.June.2012:-  Laacibka Qadka dhexe ee kooxda Manchester City  Samir Nasri ayaa iska fogeeyay in uu qorshaynayo sidii uu uga hayaami lahaa kooxdiisa,waxa uuna taas badalkeeda sheegay inuu sii joogayo waqti dheer garoonka  Etihad Stadium.

Samir Nasri ayaa warar been abuur ah oo laga badbadiyay ku tilmaamay warbixinada sheegaya inuu ka socdo kooxdiisa  Manchester City xagaagaan waxa uuna shaaciyay in mustaqbal dheer uu la qaadanayo kooxdiisa uuna iminka hayay laacib haysta  Premier League-ka.

Warbixino badan oo ak imaanayay Carriga France ayaa sheegayay In Samir Nasri  oo horay u ahaan jiray laacibiintii Arsenal uu ka tagi karo kooxdaasi.

laakiin  Nasri oo ka mid ah haatan ciyaaryahanaad ugu cadcad tartanka Qaramada Yurub ee Frnace matalaya ayaa wrarakaasi biya qabow ku shubay waxa uuna kooxdiisa Man City u xaqiijiyay inuu la sii joogayo.

“haa Dabcan,[waxaan sii joogayaa Kooxda  Manchester Xili ciyaareedka soo aadan],Taasi waa mida aan doonayo inaan iminka ku dhawaaqo,maxaa yeelay waxay iga qoreen wax aan sax ahayn”

“waxaan la hadlay Brian Marwood iyo qof walbaa waxayna ii sheegeen in ay doonayaan in aan joogo anna taas waan ka aqbalay waana sii joogayaa Manchester waqti dheer”

Samir Nasri ayaa ka mid ahaa wiilasha qaybta wayn ka gaystay in Kooxda Manchester City muddo dheer ka dib gacanta ku dhigto Horyaalka Premier League.

Readers Comments (0)




Local News

Ruto and Mahama

Kenya oo ka codsatay Madaxweynaha Ghana inuu hormuud u noqdo Dadaalka ku aadan Soomaaliya

May 25, 2013
Dowlada Kenya ayaa olole xoogan ugu jirta wadamada Midowga Afrika inay ku taageeraan qorshaha xasilinta dalka Soomaaliya. Madaxweyne kuxigeenka ...
au

Ururka Midowga Africa oo Xusaya 50 Guuradiisa

May 25, 2013
Maanta waxey ku beegantahay konton guurada ururka Midnimada Africa ee  horey loo oran jiray OAU, ururkaasi oo ay ...
icca_logo

Hogaamiyaasha Midowga Afrika oo maanta cod u qaadaya codsi ah in Maxkamada ICC-da ay dib kenya uga celiso kiisaska shaqsiyaadka kenyaanka ah

May 25, 2013
Hogaamiyaasha Midowga Afrika ee ku sugan ADIs ABABA ayaa manata cod u qaaday codsi ku aadan in kiisaska ...
david kimayo GARISA

David Kimayo: cadaalada ayaan horkeeni doonaa Kooxaha ka dambeeya Amni darada Gobolka waqooyi Barri.

May 24, 2013
Taliyaha Guud ee Booliska David Kimayo ayaa waxaa uu sheegay in ay Hormar ka gaareen sugida amaniga dalka ...
kenya-shield

Kenya oo Raadinaysa caawimaada Midowga afrika sidii loo soo afjari lahaa Kiisaska maxkamada ICC-da.

May 24, 2013
Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya  ,si ay wadamadaas ...
iebc

Gudiga Doorshada iyo xuduudaha oo ku dhawaaqay xiliga ay dhacayso doorshada ku celiska ah ee countiga Mkwani.

May 24, 2013
Doorashada ku celiska ah ee kursiga Sanadka ee Countiga Makuweni ayaa la shaaciyay in ay dhici doono Bisha ...
kenya flag

Dowlada kenya oo u ololaynaysa sidi qaxootiga soomaalida dalkoodii hooyo loogu celin lahaa.

May 24, 2013
Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb ...
International Criminal Court

Dowlada Kenya oo QM ka codsatay soo afjarida kiisa maxkamada ICCda

May 24, 2013
Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku ...
img0

Malaariyada iyo burukiitada oo la sheegay in Kenya fara ba’an ku hayaan

May 24, 2013
Cudurada malaariya iyo Niimooniyada amaba burukiitada ayaa la sheegay ay yihiin cudurada dadka ugu badan ay u dhintaan ...
kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna