Thursday, June 20th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Man City oo doonaysa saxiixa ciyaaryahanka Chelsea ee Sturridge

Published on June 5, 2012 by   ·   No Comments

05.Jun.2012:-  Waxaa sii kordhaya shakiga laga muujinaya mustaqbalka ciyaaaryahan DANIEL STURRIDGE ee Chelsea kadib markii laga saaray kulankii Final-ka European champion sidoo kalana qaranka England aan lagu soo darin

Ciyaaryahan Sturridge oo ku jira da’da  22-ka sano ayaa lumiyay booskiisa Line Up-ka xili ciyaareedkii lasoo dhaafay sidoo kalana waxaa xaaladiisa ay sii xumaatay markii Chelsea ay soo iibsatay ciyaaryahanka German Marko Marin iyo xidiga Belgium-ka  Eden Hazard.

Marin oo ah 23 jir ayaa ayaa  Stamford Bridge ugu soo safray lacag gaaraysa  6million oo pound isagoo kasoo tagay Werder Bremen waxaana uu umuuqdaa mid booskiisa Chelsea uu ku jiro tartan.

Sidoo kale xidiga ku qiimaysan 30m- ee Pound  Hazard ayaa ah xidiga ay Chelsea ka sugayso in uu guul gaarsiiyo, waxaana ay kasoo dul qaaday Man City iyo Man United.

 Chelsea ayaa horey uhaysatay Fernando Torres, Juan Mata, Ramires, Florent Malouda iyo Romelu Lukaku kuwaas oo ku dagaalamaya booska weerarka taas oo ay sii dheertay in ciyaaryahanka Brazil Hulk uu kusoo wajahan yahay Chelsea waxaana ay taas shaki galinaysaa mustaqbalka kooxda.

Hadii Sturridge uu go’aansado in uu ka tago Chelsea, Manchester City tababaraheeda Roberto Mancini ayaa heegan ugali doonta.

Warar ay shaaciyeen saxaafada England ayaa sheegaya in Chelsea ay Sturridge u ogolaan doonto City hadii uu dalbado in uu tago.

 

Local News

Uhuru

Madaxwaynaha dalka oo amar ku bixyay in gavanarada dalka la siyo pasaborka diblumaasiga

June 19, 2013
Madaxweynaha dalkani kenya Uhuru kenyatta ayaa waxaa uu amar ku bixiyay in gavanarada la siyo baasaboorada diblumaasiga. Mr kenyatta ...
dron

Kenya oo Qorsheynaysa inay Adeegsato Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn si ay isaga difaacdo Weerarrada Al-shabaab

June 19, 2013
Madaxa ciidamada Kenya ee ilaalada xuduudaha, Patrick Ocheing ayaa ku tilmaamay arrintan mid sababi karta in shacabka Kenya ...
iCC..

Maxkamada dambiyada aduunka oo xukuntay in madaxweyne ku xigeenka dalkani kenya in uu hortago maxkamada ICC-da

June 19, 2013
Golaha maxkamada dambiyada dagaalka aduunka ayaa maanta gudoomiyay in madaxweyne ku xigeenka dalakani kenya Wilyam Rutto in uu ...
KNUT Offices

Dowlada oo maclimiinta ka dalbatay in ay waqti ay siiyaan .

June 19, 2013
Dowlada ayaa ugu baaqday ururada maclimiinta dalka in ay waqti kufilan ay siiyaan dowlada oo dalabkooda ay ugajawaabto. Wasiirka ...
barlam kenya

Xubnaha sanatarada dalka oo dalbanaya in dowlada ay isbitaalo ka hirgaliso countiya.

June 19, 2013
Aqalka Sanatarada ee dalka ayaa waxa ay doonayaan in ay dowlada isbataalada siwacan u qalabaysan ay kadhisto  countiwaliba ...
JUBILEE

Isbahaysiga Jubilee oo lagu wado in ay maAnta shaaciayan musharaxa uga qayb galaya doorashada Makweeni.

June 19, 2013
Isbahaysiga JUbilee ayaa lagu wadaa in maanta ay shaaca ka qaadaan musharaxa uga qayb gali doona doorashada ku ...
solar-laptop-charger

ururka qaran ee waalidiinta oo ka soo horjeedsaday mashruuca lap topka ardada la siinayo.

June 19, 2013
Ururka ay ku bahoobeen waalidiinta dalka ayaa si wayn uga soo horjeedsaday mashruuca dowlada Jubilee ay ku doonayso ...
mandera

Dadka countiga mandera oo loogu baaqay in hubka sharci darada ay iska soo wareejiyaan .

June 18, 2013
Dowlada Kenya  ayaa ugu baaqday dadka ku dhaqan countiga Mandera ee gobolka wuqooyi bari in dadka haysta hubka ...
kenya troops somlia-story-top

Qarax Ciidamada Kenya lagula eegtay Kismaayo {Sawirro}

June 18, 2013
Qarax xooggan ayaa xaafadda V-afmadow ee magaalada Kismaayo lagula eegtay gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ...
kenya and nigeria

Dowladaha Kenya iyo Nigeria oo ka wada hadlaya siidaynta saraakiil Kenyan ah.

June 18, 2013
Dowladaha Kenya iyo Nigeria  ayaa waxa u socda wada hadalo ku aadan sidii ay dowlada Naajeeriya u soo ...
oyun oyna