Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kulan lagu xalinayo ismari waaga macalimiinta iyo Dowlada oo maanta lagu wado in uu dhaco .

Published on June 6, 2012 by   ·   No Comments

06.Jun.2012:-  Waxaa maanta lagu wadaa in ay kulan balaaran yeeshaan dhinacyada ay qusayso muranka hareeyay lacagta waxbarashada bilaashka ah .

Wasiirka Wasaarada  Waxbarashada Mutula Kilonzo ayaa dhisay gudi gaar ah si looga hortago shaqa joojinta ay ku hanjabeen in ay ku dhaqaaqi doonaan macalimiinta dalka maalinta barito ah .

Wasiirka dhaqaalaha Ngeru Githae  ayaa ka codsaday macalimiinta in ay baajiyaan shaqa joojinta ay ku hanjabeen islamarkaana ay waqti siiyaan gudigani la dhisay si loo xaliyo muranka ku saabsan bixinta lacagta waxbarashada bilaashka ah .

Hasa yeeshee xoghayaha guud ee ururka ay ku bahoobeen Barayaasha  dalka ayaa waxa uu sheegay in dhisida gudigani aan lagu soo wargalin islamarkana waxa uu dowlada uga digay in shaqa joojinta ay ku hanjabeen maalinta barito ah ay sii socon doonto hadii aysan dowlada bixin lacagta .

Ururka Barayaasha  ayaa hadii ay hanjabaadoodani ay ka dhabeeyaan waxa ay taasi saamayn ku yeelan kartaa habsami u socodka waxbarashada iskuulada dalka .

Ismari waaga u dhaxeeya dowlada iyo macalimiinta ayaa soo socday Todobaadyadii ugu danbeeyay taasi oo ku aadan lacagta loogu tala galay waxbarashada bilaashka ah oo aysan waaxda kayd haynta wali bixin .

 

Readers Comments (0)




Local News

kenya flag

Dowlada kenya oo u ololaynaysa sidi qaxootiga soomaalida dalkoodii hooyo loogu celin lahaa.

May 24, 2013
Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb ...
International Criminal Court

Dowlada Kenya oo QM ka codsatay soo afjarida kiisa maxkamada ICCda

May 24, 2013
Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku ...
img0

Malaariyada iyo burukiitada oo la sheegay in Kenya fara ba’an ku hayaan

May 24, 2013
Cudurada malaariya iyo Niimooniyada amaba burukiitada ayaa la sheegay ay yihiin cudurada dadka ugu badan ay u dhintaan ...
kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...
Amnest internatioanl

Dowlada kenya oo loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida.

May 23, 2013
Dowlada dalkani Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee ...
human-rights

Human Rights Watch oo ku baaqday in dowlaad ay baarto dilalkii dhawan ka dhacay Kisumu

May 23, 2013
Hya’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowlada dalkani Kenya in ay baaritaan ...
ifo

Kenya oo loogu baaqay sugida amaanka dadka qaxootiga ah

May 23, 2013
Hadaba dadka xarada qaxootiga ee Ifo ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen dilkaasi loo gaystay dadka rayidka ah ...
xerada ifo2

Dad shacab ah oo lagu dilay xerada Qaxootiga ifo

May 23, 2013
waxaa xalay abaarihii 2:habeenimo lagu dilay xerada ifo  3 qof oo shacab ah midna waa lagu dhacay alahaa ...
Garissa

Xaalada magaalda Garissa oo dagan ka dib dilkii xalay

May 23, 2013
  Xaalada magalada Garissa ayaa dagan saakay ka dib markii halkaasi xalay rag hubaysan ay ku dileen 2 qof ...
TJRC+px

Warbixinta TJRC oo lagu xusay saraakiil Sarsare o dowlada ka tirsan

May 22, 2013
 Saraakiil sarsare oo dowlada ka tirsan ayaa ka mid ahaa boqolaal kenyan ah oo warbixinta ay u gudbiyeen ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna