Tuesday, May 21st, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kooxda Inter Milan oo shaacisay inay dhisanayso Garoon Cusub

Published on June 4, 2012 by   ·   No Comments

04.Jun.2012:-  Kooxda Kubadda Cagta ee Reer Talyaani Inter Milan ayaa shaacisay inay doonayso in ay dhisato garoonka ay si gooni ah u yeelado,waxa ayna sheegtay in dhawaan uu qorshahaasi bilaabanayo.

Inter Milan ayaa haatan wada dadaal dheer oo ay ugu jirto sidii ay u dhisan lahayd garoon ay si madax banaan u yeelato maadaama haatan ay garoonkeeda iskula ciyaaraan kooxda Milan.

Gazeedka Corriere dello Sport ayaa maanta soo bandhigay qorshahaasi ay Inter iminka doonayso oo uu shaaciyay in ay bilabayso hirgalintiisa sanadka sanadka 2016.

Si kastaba Naadiga  Nerazzurri ayaa haatan diyaar u ah dhisme cusub oo ay ku doonayso yeelashada garoonka u qaas ah waxayna doonaysaa inay isaga tanasusho qaybta ay ku eledahay garoonka Sansiro ee Milan ay la wadaagto.

qoyska iska Leh Milkiyada Inter ayaa sidoo kale dadaal ugu jira sidii ay u kobcin lahaayeen hanaanka dhaqaale ee kooxda waxayna horay ugu dhiseen shirkado iyo dadalo kale oo ay taas ku doonayaan.

waxa ay xuseen in ay amainsanyihiin in hada la joofo waqtigii Inter ay  yeelan lahayd  Stadiu ay gooni ugu ciyarto taas oo ays heegeen inay ka dhabaynayaan Bilowka Xili ciyaareedka 2016-17 .

Qaar ka tirsan Kooxaha Talyaaniga ayaa bilaabay yeelashada garoomo Cusub iyadoo Talyaaniga Kooxaha ka dhisan garoomada si mataano ah isugula leeyihin.

Kooxda Rer Talyaani ee  Juventus ayaa dhawaan daaha ka qaaday kuna ciyaartay xili ciyaareedkaan garoon cusub oo leh baaxad ahaan  41,000 oo Kursi waxayna ku ciyaartay xili ciyaareedkaan dhamaaday ee  2011-12 .

PDF Creator    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

kenya_mandera

Kulan nabada looga hadlayay oo ka dhacay mandhera

May 21, 2013
falal amni daro ah  oo ay dad badan ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen ayaa maalmihii aynu ...
ke-pol

Gudiga adeega Booliiska oo soo jeediyay hindisa mushaarka loogu kordhinayo askarta Booliiska.

May 21, 2013
  Booliiska dalka ayaa mushaar wanaagsan qaadan doona hadii hindisa cusub oo loo bandhigay gudiag mushaaradka iyo gunooyiinka ay ...
kenyaparliamentseattwo

Gudiga dhaqan galinta dastuurka oo ka digay in xildhibaanada ay mushaarka kordhistaan .

May 21, 2013
  gudiga adeega pooliiska ayaa waxa ay iyagu dalbanayaan in pooliiska la siiyo mushaar la mid ah midka militiriga ...
kenya_wajir_map

Shacabka Deegaanka wajeer oo loogu baaqay in ay la shaqeeyaan maamulka Deegaanka wajeer .

May 21, 2013
  Gavanaaga countiga Wajeer Axmed cabdulaahi ayaa ugu baaqay shacabka countigaasi in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi ...
National-Assembly-building-of-Kenya

Hogaamiyaasha Gudiyada Barlamaaniga oo la doortay.

May 20, 2013
  Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille. Gudiyada ...
mps

Xubno ka tirsan Bulshada rayidka oo maanta maxkamad la soo taagay.

May 20, 2013
  Waxaa maanta Maxkamad la soo taagay 17 kamid ah dadka u dhaqdhaaqaqa kooxha  bulshada Rayidka ah oo ka ...
images18-225x145

Banaan bax lagu taageerayo Maamulka Jubbaland oo ka dhacay xerada Dhagaxlay.

May 20, 2013
  banan baxan oo ahaa mid aad ubalaran ayna kasoo qebgalen bulshada kudhaqan xeradaas  ayaa waxaa taagero loogu muujinayay ...
david kimayo

Gudiga adeega Booliska dalka oo turxaan bixin ku samayn doona askarta ciidanka booliska dalka

May 20, 2013
  Howlaha lagu turxaan bixinayo ciidamada booliska ka dalka ayaa dalka ka bilaaban doona bisha June ee soo aadan ...
ms amina

Ms Amina Wasiirka arimaha dibada Dalka oo la dhaariyay

May 20, 2013
  Wasiirada arimaha dibada ee dalka Amina Max’ed ayaa loo dhaariyay jagada wasiirka arimaha dibada ee dowladda Kenya. Ms Amina ...
uhuru 1

Madaxwayne Kenyatta oo digniin u diray burcada danbiyada gaysata

May 20, 2013
  Madaxwayne  Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dowlada ay wax waliba oo karaankeeda ah samayn doonto si loola dagaalamo ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna