Sunday, May 19th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Hulka: Ma aadi doono PSG ee waxaan aadayaa Chelsea

Published on June 21, 2012 by   ·   No Comments

21.June.2012;-  Ciyaaryahan Hulk ayaa sheegay in uu ugu danbayn ku biiri doono kooxda Chelsea isagoo ku tilmaamay horyaalka Premier League in uu yahay kan uu xiiseynayo

Xidiga qaranka Brazil ayaa loo saadaalinayaa in uu isaga tagayo Porto xagaagan waxaana isha kuhaya dhamaan kooxaha ka dhisan Europe oo ay ugu horeyso Paris St Germain.

Chelsea ayaa mudo badan lala xariirinayay weeraryahankan in ay lasoo wareegi doono ilaa markii kooxda uu gacanta ku qabtay macalin Andre Villas-Boas waxaana uu isku dayay in uu keeno Stamford Bridge.

Pedigree: Brazil striker Hulk has reiterated his desire to join ChelseaPedigree: Brazil striker Hulk has reiterated his desire to join Chelsea
Kadib ceyrintii Villas-Boas Macalinka cusub ee Blue’s Roberto di Matteo ayaa sii waday ugaarsashada laacibkan
Chelsea ayaa hada rajaynaysa in ay noqoto kooxda ugu danbaysn soo qaadata xidigan iyadoo ay todobaadkan soo bandhigtay  PSG  lacag dhan £43million, oo £13m kabadan lacagta ay Blues ku doonayso xidigan
Laakiin ciyaaryahan Hulk ayaa shaaca ka qaaday in in uu udhaqaaqayo England waligiisna uusan aadi doonin France.

25-jirkan ayaa yiri  ’Chelsea waa hada kooxda haysata Champion Leage ciyaaryahan kastana waa uu rabaa anigana wax iga reebaya malahan aad ayaana ugu faraxsanaan lahaa hadaan ku biiro.

 ‘wax kasta waxaan udweynayaa Porto. waxaan hada kooxda kula joogaa heshiis aad ayaana ugu faraxsanahay in aan Porto kusugnaado mudo afar sano ah”ayuu sheegay laacibkan.
In his heart: Hulk has enjoyed the best part of his career at Porto and insists any decision is down to the club, who he will always keep in his heartPorto's Brazilian forward Hulk

Xidigan ayaa lasoo sheegayaa in ku biiristiisa Chelsea ay dhowdahay waxa hortaagana ay tahay lacagta oo labada koox isku mari la’yihiin.

Roman Abramovich ayaa u arka xidigan in uu yahay badalka kaliya ee  Didier Drogba kaas oo kooxda ka tagay.

Create PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

Uhuru Kenyatta speaking

Madaxwayne Kenyatta oo meesha ka saaray kordhinta mushaaraadka xildhibanada .

May 19, 2013
  Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu meesha ka saaray suura galnimada in mushaarka loo kordhiyo xildhibaanada baarlamaanka xiligan ...
KENYA-DEFENCE

Booliska dagmada wajeer oo bilaabay baaritaanka sargaal xalay halkaasi lagu dilay .

May 19, 2013
  Xaalada dagmada Wajeer ayaa dagan saakay ka dib markii xalay halkaasi lagu dilay saargaal sare oo ka tirsan ...
kenya adn tanzania flag

Kenya iyo Tanzania oo si wadajir ah howlgal ammaan uga fuliyay xuduuda ka dhaxaysa

May 18, 2013
  Kenya iyo Tansaaniya ayaa   si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlgal ammaan kadib markii laba todobaad ka hor ...
supreme_court

Garsoore sare oo ka tirsan maxkamada sare oo shaqadiisii hakad la galiyay.

May 18, 2013
  Gudiga adeega Garsoorka ee loo soo gaabiyo JSC ayaa hakad galiyay howlihiisa garsoore sare oo ka tirsan maxkamada ...
narok

Shil gaari oo qasaare geestay oo ka dhacay Narok

May 18, 2013
  Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay mid kalena waa uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay ...
uhru

Madaxweyne Uhuru kenyatta oo la kulmay dhamaan gudoomiyayaasha Deegaanada Dalka

May 18, 2013
  Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa la kulmay dhamaan gudmooyiyaasha Countiyada 47 Counti wadanka. Kulanka oo ka dhacay State houseka ayaa ...
wajir women

Haweenka tuulooyinka Wajeer oo dhibaatooyin ka cabanaya

May 18, 2013
  Haweenka ku dhaqan tooliyinka countiga wajeer ayaa waxa haysta dhibaatooyin kala dowan oo ay cabasho ka muujiyeen. Wariyaha Starfm ...
DJ 3

kenya oo doonaysa in la kordhiyo tirada AMISOM

May 17, 2013
  Dowlada dalkani kenya ayaa doonaysa in la kordhiyo tirada ciidamada nababad ilaalinta Midowga afrika Amisom ee ka howlgala ...
Attorney-General-Githu-Muiga

Xeer ilaaliyaha guud oo sheegay in baaritaankii lagu sameeyay rabshadihii tana Riiva dhawaan la soo bandhigi doono.

May 17, 2013
  Xeer ilaaliyaha guud ee dalka ayaa sheegay in warbixinti baaritaankii lagu samayay isku  dhacyadii Tana Riiva oo ay ...
iebc

Gudiga doorahada iyo Xuduudaha oo dalbaday dhaqaale ay ku qabtaan doorshada ku celiska ah ee MKweni.

May 17, 2013
  Gudiga doorshada iyo xuduudaha ayaa waxaa ay sheegeen in 300 ilaa 400 oo milyan ay u baahanyihiin si ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna