Friday, May 24th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gudiyadii loo saaray in ay wada xaajood la galaan kooxda MRC oo isu diyaarinaya kulankooda.

Published on June 19, 2012 by   ·   No Comments

19.June.2012;-  Laba gudi Baarlamaaneed oo loo saaray in ay la kulmaan islamarkana ay wada xaajood la yeeshaan kooxda la mamnuucay ee Mambasa Republican Council ayaa kulan la yeeshay xildhibaanada Gobolka xeebta.

Gudiyadani ayaa xildhibaanada Gobolka Xeebta ka codsaday in ay diyaariyaan ayna u gogol xaaraan qaabkii ay xubnaha gudiyadani ula kulmi lahaayeen kooxda MRC.

Hasa yeeshee afhayeenka kooxda MRC Maxamed Raashid Maraja ayaa waxa uu ku adkaystay in mowqifka Kooxdooda  Mombasa Republican Council  uu cadyahay islamarkana aysan wax wada hadalo ah gali doonin ilaa laga qaado mamnuucida lagu soo rogay.

Kooxdani Mombasa Rebublican Council ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay xaqiijin doonaan in dadka Gobolka Xeebta aysan ka qayb galin doorashada guud ee soo socota .

Gudiyadani Baarlamaaniga ah oo kala ah gudiga Baarlamaaniga ee Amniga Qaranka iyo Gudiga Baarlamaniga ee Sinaanta ayaa waxa uu afhayeenka Baarlamaanka u xil saaray in ay wada xaajood la galaan kooxda MRC .

Kooxda Mombasa Republican Council  ayaa aaminsan islamarkaana uu hal ku dhigoodu yahay in Gobolka Xeebta uusan Kenya ka mid ahayn waxa ayna u ololaynayaan in gobolka laga gooyo dalka intiisa kale .

Readers Comments (0)




Local News

kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...
Amnest internatioanl

Dowlada kenya oo loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida.

May 23, 2013
Dowlada dalkani Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee ...
human-rights

Human Rights Watch oo ku baaqday in dowlaad ay baarto dilalkii dhawan ka dhacay Kisumu

May 23, 2013
Hya’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowlada dalkani Kenya in ay baaritaan ...
ifo

Kenya oo loogu baaqay sugida amaanka dadka qaxootiga ah

May 23, 2013
Hadaba dadka xarada qaxootiga ee Ifo ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen dilkaasi loo gaystay dadka rayidka ah ...
xerada ifo2

Dad shacab ah oo lagu dilay xerada Qaxootiga ifo

May 23, 2013
waxaa xalay abaarihii 2:habeenimo lagu dilay xerada ifo  3 qof oo shacab ah midna waa lagu dhacay alahaa ...
Garissa

Xaalada magaalda Garissa oo dagan ka dib dilkii xalay

May 23, 2013
  Xaalada magalada Garissa ayaa dagan saakay ka dib markii halkaasi xalay rag hubaysan ay ku dileen 2 qof ...
TJRC+px

Warbixinta TJRC oo lagu xusay saraakiil Sarsare o dowlada ka tirsan

May 22, 2013
 Saraakiil sarsare oo dowlada ka tirsan ayaa ka mid ahaa boqolaal kenyan ah oo warbixinta ay u gudbiyeen ...
aptops

Hirgalinta barnaamijka laptopyada la siinayo ardayda oo qarash badan u baahan .

May 22, 2013
Dowlada ayaa sheegtay in meesha lagu gaaro bisha November in ay diyaar noqonayaan qaar ka mid ah computaradii ...
barack

Obama oo dalalka uu booqanayo qaaradan afrika aysan ku jirin kenya

May 21, 2013
Dowlada maraykankan ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka go'ntahay iskaashiga ay la leeday dowlada dalkani kenya iyo ...
CORD

Isbahasiga CORD oo la wareegay Hogaanka gudiyada maalgashiga iyo islaxisaabtamida dowldda.

May 21, 2013
Isbahaysiga Mucaardka ee CORD ayaa maanta  waxaa ay la wareegeen hogaanka  gudiyada barlamaaniga ee maalgashiga iyo kan isla ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna