Dowladaha Shiinaha iyo Ruushka oo hogaaminaya wada hadala amaanka looga hadlayo.
Published on June 6, 2012 by Sacdiya Garabey · No Comments
06.Jun.2012:- Dowladaha Ruushka iyo Shiinaha ayaa hogaaminaya kulanka kooxda ee looga hadlayo horumarinta iyo amaanka bartamaha wadamada Asia.
Hogaamiyayaal afar wadan iyo wadamada kale ee ay ka midkka yihiin wadamada Iraan, Mongolia, India, Pakistaan dalka Afganistaan ayaa ka qayb galaya kulankaasi oo socon doona mudo laba maalin ah.
Lix wadan ee ku jira kooxda Shangahai Cooperation Organisation SCO oo ay ku jiraan laba wadan oo dhaqaalaha dunida awood ku leh iyo qaar kamid ah wadamada ku yaala bartamaha Asia ee ay kamidka yihiin Kazakhatan, Tajikistan, Uzbakistan iyo kuwa kale oo looga hadlayo shirkaasi ayaa waxaa la dhisay ururkoodaasi sanadkii 2001 dii.
Kulamo kale oo badan oo hal dhinac ah ayaa sidoo kale lagu wadaa inay wada yeeshaan masuuliyiinta wadamadaasi iyo Madax waynaha dalka Ruushka Vlidimir Putin iyo madax waynaha dalka Shiinaha mr Hu Jintao.
May 21, 2013
Booliiska dalka ayaa mushaar wanaagsan qaadan doona hadii hindisa cusub oo loo bandhigay gudiag mushaaradka iyo gunooyiinka ay ...
May 21, 2013
gudiga adeega pooliiska ayaa waxa ay iyagu dalbanayaan in pooliiska la siiyo mushaar la mid ah midka militiriga ...
May 21, 2013
Gavanaaga countiga Wajeer Axmed cabdulaahi ayaa ugu baaqay shacabka countigaasi in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhisi ...
May 20, 2013
Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille.
Gudiyada ...
May 20, 2013
Waxaa maanta Maxkamad la soo taagay 17 kamid ah dadka u dhaqdhaaqaqa kooxha bulshada Rayidka ah oo ka ...
May 20, 2013
banan baxan oo ahaa mid aad ubalaran ayna kasoo qebgalen bulshada kudhaqan xeradaas ayaa waxaa taagero loogu muujinayay ...
May 20, 2013
Howlaha lagu turxaan bixinayo ciidamada booliska ka dalka ayaa dalka ka bilaaban doona bisha June ee soo aadan ...
May 20, 2013
Wasiirada arimaha dibada ee dalka Amina Max’ed ayaa loo dhaariyay jagada wasiirka arimaha dibada ee dowladda Kenya.
Ms Amina ...
May 20, 2013
Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dowlada ay wax waliba oo karaankeeda ah samayn doonto si loola dagaalamo ...
May 20, 2013
Dowlada ayaa beenisay in safarka uu madxwayna ku xigeenka ku marayo qaar ka mid ah wadamaada africa ay ...
May 18, 2013
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
May 18, 2013
Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
May 18, 2013
Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
May 18, 2013
Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona .
Andres ...
HEESTA MAANTA
VIDEO