Saturday, May 18th, 2013

Dowlada oo sheegtay in lacago badan oo deen ah ay heshay

Published on June 28, 2012 by   ·   No Comments

28.June.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa heshay 9-kii sano ee ugu danbeeyay lacag deen ah oo dhan 300 billion oo shiling Islamarkaana ay ka heleen wadamada ay saaxiibka yihiin.

Wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa baarlamaanka u sheegay in sababta ay dowlada lacagtani u soo deensatay ay tahay baahida loo qabo in diyac tir lagu sameeyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka islamarkana loo kobciyo dhaqaalaha wadanka .

Mr Githae ayaa sheegay in intii u dhaxaysay sanadii 2003 ilaa 2011-kii , ay dowlada heshay deen lacageed oo dhan  304 billion oo shiling , waxa uuna intaasi raaciyay in Sh 284 million oo ka mid ah lacagtaasi ay ka heleen wadamada ay kenya iska kaashadaan dhanka hormarka .

Sida uu sheegay wasiirka maaliyada lacagahani ayaa kaalin mug leh ka qaatay heerka dhaqaalaha ee uu maanta dalka marayo iyo dhamaan qorshe howleedka dhanka bilicda wadanka .

Wasiirka maaliyada Njeru Githae ayaa sheegay in lacagtani deenta ah ay ka yimaadeen wadamo ay ka midyihiin China, Japan, Korea bangiga aduunka ,hay’ada lacagta aduunka ee IMF, Bangiga hormarinta ee Africa ,lacagta hormarinta ee sacuudiga iyo bangiga carabta .

PDF    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

kenya adn tanzania flag

Kenya iyo Tanzania oo si wadajir ah howlgal ammaan uga fuliyay xuduuda ka dhaxaysa

May 18, 2013
  Kenya iyo Tansaaniya ayaa   si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlgal ammaan kadib markii laba todobaad ka hor ...
supreme_court

Garsoore sare oo ka tirsan maxkamada sare oo shaqadiisii hakad la galiyay.

May 18, 2013
  Gudiga adeega Garsoorka ee loo soo gaabiyo JSC ayaa hakad galiyay howlihiisa garsoore sare oo ka tirsan maxkamada ...
narok

Shil gaari oo qasaare geestay oo ka dhacay Narok

May 18, 2013
  Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay mid kalena waa uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay ...
uhru

Madaxweyne Uhuru kenyatta oo la kulmay dhamaan gudoomiyayaasha Deegaanada Dalka

May 18, 2013
  Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa la kulmay dhamaan gudmooyiyaasha Countiyada 47 Counti wadanka. Kulanka oo ka dhacay State houseka ayaa ...
wajir women

Haweenka tuulooyinka Wajeer oo dhibaatooyin ka cabanaya

May 18, 2013
  Haweenka ku dhaqan tooliyinka countiga wajeer ayaa waxa haysta dhibaatooyin kala dowan oo ay cabasho ka muujiyeen. Wariyaha Starfm ...
DJ 3

kenya oo doonaysa in la kordhiyo tirada AMISOM

May 17, 2013
  Dowlada dalkani kenya ayaa doonaysa in la kordhiyo tirada ciidamada nababad ilaalinta Midowga afrika Amisom ee ka howlgala ...
Attorney-General-Githu-Muiga

Xeer ilaaliyaha guud oo sheegay in baaritaankii lagu sameeyay rabshadihii tana Riiva dhawaan la soo bandhigi doono.

May 17, 2013
  Xeer ilaaliyaha guud ee dalka ayaa sheegay in warbixinti baaritaankii lagu samayay isku  dhacyadii Tana Riiva oo ay ...
iebc

Gudiga doorahada iyo Xuduudaha oo dalbaday dhaqaale ay ku qabtaan doorshada ku celiska ah ee MKweni.

May 17, 2013
  Gudiga doorshada iyo xuduudaha ayaa waxaa ay sheegeen in 300 ilaa 400 oo milyan ay u baahanyihiin si ...
kidero

Gavanaaga countiga Nairobi oo waqti kama danbays ah u qabtay dhamaystirka dhismaha wadooyiinka Islii .

May 17, 2013
  Gavanaaga countiga nairobi Evans Kidero ayaa amar ku bixiyay in qandaraaslayaasha wada howsha dhisida wadooyiinka Islii ay dhameeyaan  ...
hyna

Qaar ka mid ah duur joogta oo la sheegay in ay sii dabar go’ayaan .

May 17, 2013
  Waxaa soo baxay warar sheegaya in cidooda ama duur joogta qaar ka mid ah ay sii dabar go'aan waxa ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna