Saturday, May 25th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dawlada Maraykanka oo Mamnuucday Maal Galin ay ku samayso Ciidamada Dowlada Kenya.

Published on June 5, 2012 by   ·   1 Comment

05.Jun.2012:- Warbixin  uu soo saaray Aqalka Golaha sanatarka ee Maraykanka  ayaa lagu sheegay  in dowlada Maraykanku ay mamnuucday maal galinta ay u samayso Militeriga iyo Police-ka  Kenya.

Go’aankani uu Golaha Sanatka Maraykanka soo saaray ayaa ku lug leh eedaymaha loo soo jeedinayo Ciidamada Militeriga iyo Kuwa Police-ka ee ku aadan  tacadiyo ka dhan ah xaquuqda aadanaha kuwaasi oo dalka ka dhacay bishii March ee sanadkii 2008dii.

Golaha ayaa ugu baaqay xoghayaha arimaha dibada ee dowlada  Maraykanka Hillary Clinton in ay qorshayso in mamnuuc tan la mid ah lagu soo rago laamaha amaanka ee kale ee lagu eedeeyay tacadiyo kuwaan la mid ah.

waxa ayna si gooni ah u xuseen eedaymo dhanka xuquuqda aadanaha ah oo loo soo jeedinayo ciidmada kuwaasi oo Golahu sheegay inay ka dhaceen magaalooyinka Garissa,Wajeer iyo Mandera intii u dhaxaysay 11-kii Bishii November ee sanadkii  2011kii iyo bishii January  ee sanadkaan  2012ka.

Wareegtadani ayaa qayb ka ahayd Biil la soo hordhigay golaha sanatarka Maraykanka oo ku saabsanaa maal galinta ay Wasaarada Arimaha Dibada ee Maraykanka ku samayso wadamada Dibadda.

Wasaarada Arimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa iminka u soo gudbinaysa warbixintani Dawlada Dalka Kenya si Kenya ay baaritaan ugu samayso tacadiyadani la sheegay in ay Ciidamadeeda Militeriga iyo Booliiska gaysteen islamarkana cutubyadii iyo shaqsiyaadkii masuulka ka ahaa maxkamad la hor keeno .

Readers Comments (1)

  1. The gov’t of has no interest to repaire the aeroplanes that is why the top politions are dying




Local News

david kimayo GARISA

David Kimayo: cadaalada ayaan horkeeni doonaa Kooxaha ka dambeeya Amni darada Gobolka waqooyi Barri.

May 24, 2013
Taliyaha Guud ee Booliska David Kimayo ayaa waxaa uu sheegay in ay Hormar ka gaareen sugida amaniga dalka ...
kenya-shield

Kenya oo Raadinaysa caawimaada Midowga afrika sidii loo soo afjari lahaa Kiisaska maxkamada ICC-da.

May 24, 2013
Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya  ,si ay wadamadaas ...
iebc

Gudiga Doorshada iyo xuduudaha oo ku dhawaaqay xiliga ay dhacayso doorshada ku celiska ah ee countiga Mkwani.

May 24, 2013
Doorashada ku celiska ah ee kursiga Sanadka ee Countiga Makuweni ayaa la shaaciyay in ay dhici doono Bisha ...
kenya flag

Dowlada kenya oo u ololaynaysa sidi qaxootiga soomaalida dalkoodii hooyo loogu celin lahaa.

May 24, 2013
Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb ...
International Criminal Court

Dowlada Kenya oo QM ka codsatay soo afjarida kiisa maxkamada ICCda

May 24, 2013
Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku ...
img0

Malaariyada iyo burukiitada oo la sheegay in Kenya fara ba’an ku hayaan

May 24, 2013
Cudurada malaariya iyo Niimooniyada amaba burukiitada ayaa la sheegay ay yihiin cudurada dadka ugu badan ay u dhintaan ...
kambi

Madaxwayne Kenyatta oo magacaabay labadii wasiir ee harsanaa.

May 23, 2013
Madaxwayne Uhuru kenyatta ayaa maaanta ku dhawaaqay labadii  wasaaradood oo si aad ah loo sugayay . Madaxwayne Kenyata ayaa ...
Amnest internatioanl

Dowlada kenya oo loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida.

May 23, 2013
Dowlada dalkani Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee ...
human-rights

Human Rights Watch oo ku baaqday in dowlaad ay baarto dilalkii dhawan ka dhacay Kisumu

May 23, 2013
Hya’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowlada dalkani Kenya in ay baaritaan ...
ifo

Kenya oo loogu baaqay sugida amaanka dadka qaxootiga ah

May 23, 2013
Hadaba dadka xarada qaxootiga ee Ifo ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen dilkaasi loo gaystay dadka rayidka ah ...

Sports

wembaly

Wadadii Wembley Lagu Yimid: Sida Bayern Munich Iyo Dortmund Ku Soo Gaareen Finalka Champions League.

May 23, 2013
Iyadoo Bayern Munich iyo Borussia Dortmund ay sabtida ku kulmi doonaan finalka Champions League, waxaan eegi doonaa sida ...
chamberlain

Oxlade-Chamberlain ”Van Perise Bixitaankiisa Marnaba Ma Tabin ”.

May 23, 2013
  Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii ...
rooney

Wayne Rooney Oo Qiima Sare Loo Gaaray

May 23, 2013
Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man ...
jouse

Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe

May 23, 2013
Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca ...
javier-hernandez

Kooxda Juventus Oo Ka Mid Noqotay Kooxaha Raadinayo Xiddiga Kooxda Man United Ee Hernandez

May 23, 2013
Mustaqbalka Hernandez ee Man United ayaa calaamad su`aal saaran yahay iyadoo wararka inta badan ay tilmaamayaan in kooxda ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna