Monday, May 20th, 2013
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Arsenal oo Qarka u saaran inay hesho saxiixa weeraryahan Olivier Giroud

Published on June 19, 2012 by   ·   No Comments

19.June.2012:-  Warar Hoose oo laga helayo Kooxda Arsenal ayaa sheegaya in kooxdaasi ay qarka u saraantahay in ay hesho saxiixa weeraryahanka Reer France ee Olivier.

Arsenal oo dhawaanahaanba aad u baadi goobaysay laacibkaan ayay wraraku tibaaxayaan in ay haatan soo gaba gabaynayso saxiixa wiilkaan da’da yar ee reer France.

waxaana la rumaysanyahay in kooxda Gunners ay laacibkaan kusoo iibsato heshiis lacageed oo gaaraya £14million dhiilka heshiiskana dhawaan las oo afjaro.

Weeraryahanka  Olivier Giroud ayaa la rumaysanyahay in uu ka midyahay dhawr laacib oo kooxda Arsenal xili ciyaareedka dambe Horyaalka hanashadiisa ugu loolamayso waxaana iminka ay ka mid noqonaysaa Arsenal kooxaha Is hubaynaya.

25-jirkaan ka ciyaaraya Horyaalka France ee Ligue 1 ayaa xili ciayareedkii dhamaday ahaa wiilka ugu goolasha badnaa Horyaalkaasi waxa uuna u dhaliyay kooxdiisa 21 gool.

Tababaraha Kooxda Gunners  Arsene Wenger ayaa iminka dadaal dheer ugu jira sidii uu kor ugu qadi lahaa wooda kooxdiisa waxa uuna suuqa ka baadi goobayaa ciyaaryahano uu xodxodan karo islamarkaana wax badan ka badali kara hanaanka ciyaareed ee kooxdaasi.

Milkiilaha Kooxda Montpellier Ninka lagu magacaabo  Louis Nicollin ayaa horaan u sheegay in hadii ay fasaxaytaan xidigaan ay ka bixinayaan oo kali ah aduun lacageed oo dhan 50 ama  60 million euros.

Weeraryahanka reer France Giroud oo iminka ku maqan ka qayb qaadashada tartanka Qaramada Yurub ee Euro 2012 ayaa noqonaya ciyaaryahankii labaad ee arsenal u saxiixa xagaagaan iyadoo dhawaan ay la soow areegeen laacibka Reer Germany ee  Lukas Podolski .

Arsenal ayaa sidoo kale qarka us aaran inay soo xera galiso xidigo kale oo ay ku jiraan laacibka qadka dhexe ee  isna qraanka France u dhashay Yann M’Vila.

 

PDF Creator    Send article as PDF   

Readers Comments (0)




Local News

kenya_wajir_map203

xaalada magaalda wajr oo kacsan ka dib dilkii xalay ka dhcay magaalada

May 19, 2013
  xaalada magaalada wajir ayaa waxa eey  saakay tahay mid qasan ka dib markii dibadbaxayaal ka careysan dilkii xalay ...
Uhuru Kenyatta speaking

Madaxwayne Kenyatta oo meesha ka saaray kordhinta mushaaraadka xildhibanada .

May 19, 2013
  Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu meesha ka saaray suura galnimada in mushaarka loo kordhiyo xildhibaanada baarlamaanka xiligan ...
KENYA-DEFENCE

Booliska dagmada wajeer oo bilaabay baaritaanka sargaal xalay halkaasi lagu dilay .

May 19, 2013
  Xaalada dagmada Wajeer ayaa dagan saakay ka dib markii xalay halkaasi lagu dilay saargaal sare oo ka tirsan ...
kenya adn tanzania flag

Kenya iyo Tanzania oo si wadajir ah howlgal ammaan uga fuliyay xuduuda ka dhaxaysa

May 18, 2013
  Kenya iyo Tansaaniya ayaa   si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlgal ammaan kadib markii laba todobaad ka hor ...
supreme_court

Garsoore sare oo ka tirsan maxkamada sare oo shaqadiisii hakad la galiyay.

May 18, 2013
  Gudiga adeega Garsoorka ee loo soo gaabiyo JSC ayaa hakad galiyay howlihiisa garsoore sare oo ka tirsan maxkamada ...
narok

Shil gaari oo qasaare geestay oo ka dhacay Narok

May 18, 2013
  Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay mid kalena waa uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay ...
uhru

Madaxweyne Uhuru kenyatta oo la kulmay dhamaan gudoomiyayaasha Deegaanada Dalka

May 18, 2013
  Madaxweyne Uhuru kenyatta ayaa la kulmay dhamaan gudmooyiyaasha Countiyada 47 Counti wadanka. Kulanka oo ka dhacay State houseka ayaa ...
wajir women

Haweenka tuulooyinka Wajeer oo dhibaatooyin ka cabanaya

May 18, 2013
  Haweenka ku dhaqan tooliyinka countiga wajeer ayaa waxa haysta dhibaatooyin kala dowan oo ay cabasho ka muujiyeen. Wariyaha Starfm ...
DJ 3

kenya oo doonaysa in la kordhiyo tirada AMISOM

May 17, 2013
  Dowlada dalkani kenya ayaa doonaysa in la kordhiyo tirada ciidamada nababad ilaalinta Midowga afrika Amisom ee ka howlgala ...
Attorney-General-Githu-Muiga

Xeer ilaaliyaha guud oo sheegay in baaritaankii lagu sameeyay rabshadihii tana Riiva dhawaan la soo bandhigi doono.

May 17, 2013
  Xeer ilaaliyaha guud ee dalka ayaa sheegay in warbixinti baaritaankii lagu samayay isku  dhacyadii Tana Riiva oo ay ...

Sports

Falcao

Falcao ” Warka Mustaqbalkeyga Laga Sheegey Waa Been Abuur ”.

May 18, 2013
  Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ...
ac-milan-serie-a

Tababarahii Hore Ee Kooxda AC Milan Massimiliano Allegri oo U Wareegay Kooxda Roma

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka ...
Seedorf

Seedorf Oo Loo Badinayo Inow Tababara Ka Noqdo Kooxda AC Milan

May 18, 2013
  Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana ...
david-moyes

David Moyes Kulanka So Socoto Maxoy Samedonaa ?? Maxadna Ku Qiyaasi Karta ?

May 18, 2013
  Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United ...
insta

Xidiga Barcelona Andres Iniesta Oo Aan Ku Faraxsaneyn La Joogitanka Kooxdaasi

May 18, 2013
  Ninka labaad ee ugu wanaagsan kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa sheegay in uusan ku faraxsaneyn xiligan Barcelona . Andres ...

HEESTA MAANTA

oyun oyna